Tag Archives: xisbi

Dimuqraadiyada Kulmiye iyo Dictaatooriyada UDUB Waa Kaaf iyo Kala Dheeri

Cali MaarshaalShirweynihi KULMIYE waxa la qabanayaa bisha March 29 – 31 ee sannadkan 2008 waana lagu tartamayaa. Tartan daayoo Shirweynihii UDUB oo wakhtigiisii dhaafay laba sanno iyo dheeraad cidi ma hadalheyso. Sida xisbiga UDUB looga bartay cidda tidhaahda Riyaalaanu isla soo sharaxeynaa xisbigaba waa laga saara sidii ku dhacday Dr. Cabdi Aw Daahir. Maantana kuma ayaa talow UDUB laga sari doonaa? — Ali Gulaid, San Jose, CA

Komishanka Doorashooyinka oo kulamo la yeeshay Axsaabta iyo Madaxweyne Riyaale

Hargeysa (Somaliland.org) – Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan la yeeshay saddexda xisbi qaran, iyaga oo habeen horena la kulmay Madaxweyne Riyaale. Kulamadaas oo aanay wax war ahi ka soo bixin ayaa Guddoomiyekuxigeenka Komishanka Doorashooyinka, ahna kusimaha Guddoomiyaha Komishanka, Xirsi Cali X. Xasan oo aan maanta wax ka weydiiyey ujeedada kulamadaasi waxa uu ii sheegay […]

Rayi-qaadis uu sameeyey HCTV oo saadaalisay in KULMIYE

Rayi-qaadis ku saabsan arrimaha doorashooyinka Somaliland ooo uu sameeyey telefiishanka madaxa bannaan ee HCTV, ayaa natiijadii ka soo baxday rayi-qaadistaa xalay lagu soo bandhigay xaflad lagu qabtay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, oo ay ka qaygaleen masuuliyiinta saddexda xisbi qaran, Komishanka doorashooyinka qaranka, masuuliyiin ka socday urur-siyaasadeedka QARAN, xildhibaanno ka socday Golaha Wakiillada, siyaasiyiin, aqoonyahano, […]

Madaxweyne Riyaale oo kulan la yeeshay Guddoomiyayaasha labada xisbi ee Mucaaridka iyo xoghayaha UDUB

Hargeysa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo uu weheliyo kuxigeenkiisa, mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta la kulmay Guddoomiyayaasha labada mucaaridka ah ee UCID iyo KULMIYE iyo xoghayaha Guud ee Xisbiga talada haya ee UDUB. Kulankaas oo saaka ka dhacay Qasriga Madaxtooyada, wax war ah oo rasmi ahi kama soo bixin. Hase yeeshee, […]