J. Peter Pham, Ph.D.
A great deal has transpired in the little over two months since I last raised the question of Somaliland in this column, repeating a call I made two years earlier: “Since the disintegration of the Siyad Barre’s oppressive Somali regime into Hobbesian anarchy and warlordism, the international community has staunchly defended the [...]
Hargeysa (Somaliland. org) – Xisbiga ugu weyn Mucaaridka ee KULMIYE ayaa jawaab ka bixiyey eedayn iyo dhalliilo uu u soo jeediyey Xoghayaha Siyaasadda ee Xisbiga UDUB, Cumar Jaamac Faarax, kaas oo warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in Xisbiga KULMIYE uu kala hadlay Jendayi Frazer arrimo Gudaha Somaliland ah horraantii toddobaadkan markii ay booqashada ku [...]
Hargeysa (Somaliland.org) – Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka u qaabilsan Afrika, Ms. Jendayi Frazer ayaa galabta ka duushay gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, kadib markii ay dhammaysatay booqasho maalin ah oo ay ku timi dalka iyo kulamo xidhiidh ah oo ay la yeelatay Xukuumadda iyo dhammaan dhinacyada siyaasadda oo uu ku jiro ururka Qaran iyo weliba Komishanka Doorashooyinka Qaranka.
Washington Dc (Somaliland.org) – Dowladda Maraykanka ayaa caddaysay in aanay waxba iska beddelin mawqifkeeda ku aaddan Aqoonsiga Somaliland, kadib wadahadalo Madaxweyne Riyaale la yeeshay diblomaasiyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka, halkaas oo uu booqasho ku joogo.
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka, McCormack oo Khamiistii saxaafadda warbixin siinayey ayaa la weydiiyey in kulankii Kaaliyaha Xoghayaha [...]