Mohamed A. Suleiman
Mohamed A. Suleiman
Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyaha SNM, Muj. Xasan Ciise Jaamac oo ka mid ahaa aasaasayaashii ururkii SNM ee halganka hubaysan kala soo horjeestey Taliskii Siyaad Barre ee Soomaaliya, dibna u soo celiyey madax bannaanida Somaliland ayaa sheegay in aan wax marmarsiinyo iyo cudurdaar ah loo samayn karin taariikhda halgankii SNM ee laga reebay Manhajka waxbarashada dugsiyada [...]
Hargeysa (Somaliland.org) – Wasiirka Waxbarashada Somaliland, mudane Xasan X. Maxamuud (Xasan Gadhweyne) ayaa caddeeyey in Manhajka cusub ee Waxbarashada Somaliland uu yahay mid ay la wadaagto Soomaaliya, isku meelna lagu daabacay. Waxana uu jawaab ka bixiyey warar toddobaadkan saxaafadda guduhu faafisay oo sheegaya in Manhajka cusub ee waxbarashada Somaliland ee Dugsiyada Dhexe laga saaray taariikhda [...]
[:s4]Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa si adag u cambaareyay manhajka waxbarashada fasalka siddeedaad ee dugsiyada Somaliland oo gebi ahaanba laga reebay taariikhdii SNM. Md. Axmed Siilaanyo, waxa uu sheegay in arday tiro badan oo ciyaal iskuul ah la qoray shaqada basaasnimada. Md. Siilaanyo, waxa uu arrimahaas iyo kuwo kale oo ku [...]
Hargeysa (Somaliland.org) – Manhajka Waxbarashada ee dugsiyada Dhexe ee Somaliland ayaa la xaqiijiyey in laga saaray cutubyadii ka hadlayey taariikhda ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee SNM iyo halgankii loo soo maray xorraynta iyo dhismaha Somaliland. Waxaana arrintaas si cadho leh uga hadlay madaxda iyo siyaasiyiintii hoggaamineysey ururkii SNM oo ku tilmaamay Khiyaamo Qaran iyo wax [...]