Somaliland Forum mar kale waxa uu canbaareynayaa faragalinta iyo cadaadiska xukuumaddu ku hayso SHURO-Net

Somaliland ForumSomaliland Forum wuxuu mar kale si xooggan u canbaareynayaa faragelinta ay xukuumadda Somaliland ku hayso arrimaha gudaha ee SHURO-Net iyo isku dayga ay rabto in ay ku beddesho hoggaanka sare ee Dalladda.


Somaliland Forum Condemns Government’s Take-over of Independent Human Rights Network (SHURONET)

Somaliland ForumThe Somaliland Forum strongly condemns the Government of Somaliland’s interference in the internal governance of the independent human rights network, SHURO-Net. The appointment of a parallel Board of Directors headed by a civil servant at a contrived meeting on Thursday October 24th 2007, attended by a minister and a deputy minister (Mr. Yussuf Issa Dualeh (Tallabo) …


Xukuumaddu Ha Joojiso Faragelinta Shuro Net

Somaliland ForumSomaliland Forum waxa fajac iyo amakaag ku noqotay in Xukuumada Somaliland ay faraha kula jirto sidii loo bedeli lahaa maamulka ururka Shuro Net, oo loogu bedeli lahaa dad u shaqeeya laamaha dawlada. Abdillahi Wayab oo ah ninka loo doortay inuu noqdo gudoomiyeha cusub ee Shuro Net waxa uu hadda u shaqeeya Somaliland National News Agency (SOLNNA) oo ah hay’ad dawlada ka mid ah, shirkii lagusoo xulayna waxaa ka qaybgalay Wasiiro.