![]() |
| Xil. Yuusuf |
Burco (Somaliland.org) – Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) oo ka tirsanaa golaha Wakiillada Somaliland ayaa ku geeryoodey shil gaadhi oo galabta ka dhacay duleedka degmada War’idaad oo ka tirsan gobolka cusub ee Saraar.

Saaka subaxnimadii abaaro 7:10 am ayaa lagu Aasay Maayarkii Berbera Marxuum Siciid Daa’uud Cilmi & Ilaaliyihisii Marxuum Saleebaan Siciid Rooble xabaalaha Qaranka ee Berbera
By Cabdikariim Siciid Saalax
Berbera (Somaliland.org) – Maayorkii magaalada Berbera, Siciid Daa’uud iyo askari ka mid ah Ilaaladiisii ayaa maanta ku geeryoodey shil gaadhi oo ka dhacay jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera.
Burco (Somaliland.org) – Mudane ka tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland, Alle ha u naxariistee, Marxuum Cali Cumar Axmed (Cali Dheere) ayaa ku geeryoodey shil gaadhi oo ka dhacay jidka u dhexeeya magaalooyinka Burco iyo Caynabo. Waxaana ku dhaawacmay mudane kale, xildhibaan Cumar Budeeye, oo isaguna ka tirsan Guurtida iyo darawalkii wadey gaadhiga ay labada mudane [...]