Tag Archives: shidaal

Koru kaca Shidaalka oo labanlaabay qiimaha lagu raaco Basaska magaalada Hargeysa iyo jawaab xukuumaddu ka bixisay

Hargeysa (Somaliland.org) – Lacagta lagu raaco gaadiidka dadweynaha ee ka dhex shaqeeya magaalada Hargeysa ayaa maanta la kordhiyey labanlaab kadib markii shirkadda TOTAL kordhisey qiimaha Shidaalka. Basaska ka dhex shaqeeya gudaha magaalada Hargeysa oo lagu raaci jirey SL.Shs 1,000 (Kun Somaliland Shillings ah) ayaa saaka gaadhey Sl.shs. 2,000 (Laba Kun oo Shilin), taas oo ah […]

Kaalmaha Shidaalka Burco oo shaqa-joojin kaga jawaabay Qiimaha Shidaalka oo ay Kordhisey Shirkadda TOTAL iyo Saamaynta Biya-dhaamiska Abaaraha

Burco (Somaliland.org) – Ganacsatada kaalmaha shidaalka Magaalada Burco ayaa maanta ku dhaqaaqay shaqo joojin midaysan oo 24kii saacadood la soo dhaafay ay ku hakiyeen iibinta shidaalka qaarkood. Ganacsatada kaalmaha oo tan iyo 5:30 shantii iyo badhkii galabnimo maalintii shalay si rasmiya u joojiyey iibinta shidaalka naaftada, waxay shaqo joojintooda ku tilmaameen inay salka ku hayso […]

Muxuu ku dambeeyay sahankii macdan-baadhista TGS ee Somaliland?

Oslo/Asker, Norway (ABN Newswire/Thomas Financial/Ogaal) – Shirkadda Sarfayga Shidaalka TGS-NOPEC Geophysical Company (TGS) ee Noorwayjiyaanka ah, ayaa shalay shaaca ka qaaday inay soo gebogabeeyeen hawlgallo ay Somaliland ka wadeen. Sidaana waxa lagu shaaciyay shabakaddaha caalamiga ah qaarkood, oo soo xiganayay shir jaraa’id oo masuuliyiinta shirkaddaasi ay qabteen. Sida lagu faafiyay shabakadda wararka ABN Newswire Shirkadda […]