Hargeysa (Somaliland.org) – Telefishanka Madaxa bannaan ee Hargeisa Cable Tv (HCTV) oo hadda loo bixiyey Horn Cable Tv ayaa galay Satellite-ka, iyada oo laga daawan doono dunida oo dhan, sidaana waxa lagaga dhawaaqay xaflad ballaadhan oo saaka lagu qabtay hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa.
Xafladda loo sameeyey ballaadhinta adeegga warbaahineed ee Telefishanka HCTV, waxa ka qaybgalay, …
But the 2 officials were actually angered by the paper’s reference to some of their shady past when both of them served under Siyad Barre’s brutal regime. It was widely believed during the SNM’s resistance against Siyad Barre in the 1980s that Saeed Sulub was involved in the assassination of Sultan Hassan Bulbul in 1985.
Dhanbaalkani wuxuu dhallinyarada Geeska Afrika kala qayb geliyaa xafladda munaasibadda-sheegan, kadib markii ay suurogal ii noqon wayday inaan ka muuqdo goobta iyo golaha lagu xusayo wargeyska, sababa kedis ah oo soo dhexgalay qorshahayga darteed. - Hadraawi
Rayale’s visit to the U.A.E is still shrouded in mystery. The president was away for 6 days and remains tight-lipped about what he was doing in Abu Dhabi all that long.
Faallo - Khadar Xasan Cali Jamhuuriya Times London
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa waxa dhawaan waraysi dhinacyo badan ah la yeelatay Idaacadda VOA, laanteeda Afka-soomaaliga. Werysigaasi oo Madaxweynaha wax lagaga weydiiyay xeer cusub oo xukuumaddiisu ugu talogashay saxaafadda. Md. Rayaale oo arrintaa ka hadlayeyna waxa uu yidhi; “Horta wax sharci ah oo samaysani …
Marka laga yimaaddo diidmo xukuumaddu diiday dhismaha iyo sharciyaynta warbaahinta madaxa bannaan, waxa jiray dad iyaguna shaki ka qabay ama diidmo kala horyimid. Iyada oo qaar ka mida dadkaasi ku sababeeyeen diidmadooda, inay u arkaan idaacado loo furtay gobolaysi, qabiil iyo dano gaara oo waxyeello u leh Somaliland, iskaba daa wax ay taraan e, oggolaanshahooduna uu keeni doono fawdo.
Hargeysa (Somaliland.org) - Xukuumadda Somaliland ayaa 5 maalmood oo kale siisay suxufiyiin reer Soomaaliya ah oo ay shalay amar ku siisay inay muddo 24 saacadood ah kaga baxaan dalka Somaliland.
Suxufiyiintaas oo ka soo qaxay dagaalada Muqdisho, isla markaana u soo firdhaday dhinaca Somaliland oo ay soo magangaleen ayaa Taliyaha Booliska Somaliland, Maxamed Saqadhi Dubbad, …
Hargeysa (Somaliland.org) - Xukuumadda Somaliland ayaa amar ku siisay 23 suxufiyiin ah oo ka soo qaxay magaalada Muqdisho inay 24 saacadood dalka Somaliland.
Suxufiyiintaas oo ka soo firdhaday dagaalada ka socda magaalada Muqdisho, waxa martigeliyey oo ku qaabiley Hargeysa ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo ururrada caalamiga ah ee daneeya saxaafadda iyo xuquuqul Insaanka la …
Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha Ururka SNM Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa warsaxaafadeed uu shalay magaalada Hargeysa ka soo saaray waxa uu kaga hadlay xeerka saxaafadda ee ay xukuumadda Madaxweyne Rayaale samaysay una gudbisay Golaha Wakiilada Somaliland.
Md. Xasan Ciise, oo ah saxafi sharciyaqaan ah islamarkaana siyaasi ah, waxa uu daboolka ka qaaday halis ku duugan xeerka xukuumaddu ansixisay …
Isku-xidhka Ururada Xuquuqda Aadamiga Somaliland ee SHURO-NET oo ay ku bahoobeen ururada rayidka ah ee ka shaqeeya horumarinta iyo ilaalinta xuquuqda iyo xoriyadaha aasaasiga dalka Somaliland, ururadaasi oo ka kala hawl gala dhamaan gobolada dalka,ayaa waxay aad uga xunyihiin hawl galkii ay booliska Somaliland kula wareegeen xarunta isku-xihdka ururada xuquuqda aadamiga Somaliland bishan horaanteedii,taasoo si …
Waxa Xoghaynta Golaha Wakiilada Somaliland maalmo ka hor soo gaadhay xeer ay xukuumaddu soo diyaarisay oo la sheegay in la doonayo in lagu dhaqo saxaafadda.
Xeerkan Cinwaankiisu wuxuu u qoran yahay “Xeerka Saxaafadda iyo Waxyaabaha la Daabaco”, wuxuuna ka kooban yahay 120 qoddob oo inta badan ka hadlayaa awoodo uu wasiirka Warfaafintu ku maamulayo saxaafadda madaxa …
Xukuumadda Somaliland ayaa toddobaadkan u gudbisay Golaha Wakiilada xeer cusub oo loogu tallo galay saxaafadda iyo cid kasta oo wax faafisa, iyada oo uu hore u jiray xeer saxaafadeed si rasmi ah u dhaqan galay, oo uu Madaxweyne Rayaale saxeexay, ka dib markii ay ansixiyeen Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland.
Ururka Somaliland Societies in Europe (SSE) oo kulmiya Jaaliyadaha Somaliland ee Yurub waxa lama fajiciso ku noqotay farogelinta Xukuumadda Somaliland ku hayso wax ka beddelka hoggaanka sare ee dallada Shuro Net oo dallad iyo gaboodba u ah ururo badan oo u adeega arrimaha ay ugu horreyso u dagaalanka xuquuqda aadamaha.