Hargeysa (Somaliland.org) - Xaflad ballaadhan oo loo sameeyey xuska maalinta Xuquuqul Insaanka Caalamiga ah ee 10 December oo ku beegnayd shalay, ayaa xalay lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, halkaas oo si baaxad leh loogaga hadlay xaaladda dalku wakhtigan marayo, isla markaana si kulul loogu cambaareeyey Madaxweyne Riyaale iyo xukuumaddiisu tacaddiyada ay kula kacdo …
The country is passing a promising time when the population need not be pushed to desperation and mistrust, but instead given hope that at last the dark clouds of doom are lifting. Confidence building measures to break the ice that goes down well inside and outside Somaliland are: 1) the immediate and unconditional release of the leaders of Qaran Political Association, 2) the release of all detainees under the Public Order Law and
Prof. I.M. Lewis oo wax ka dhiga Machadka London School of Economics, ayaa sheegay in talaabooyinka xun ee Xukuumadda Somaliland ka qaaday Ururada Xuquuqul iinsaanku abuuri karaan Dawlad la mid ah tii Siyaad Barre.
Prof. Lewis waxa uu sidaas ku sheegay qoraal uu soo saaray, kaas oo uu si faahfaahsan ugaga hadlay waxyaabaha carqalada ku ah …
Your Excellency]
I am deeply concerned following the targeting of the Somaliland Human Rights Organisations Network (SHURO-Net). SHURO-Net is an umbrella group of various human rights organisations, which operates in Somaliland. It has allegedly been taken over by government officials, compromising the independent work of SHURO-Net. Furthermore, threats have been made against the original members of …
Isku-xidhka Ururada Xuquuqda Aadamiga Somaliland ee SHURO-NET oo ay ku bahoobeen ururada rayidka ah ee ka shaqeeya horumarinta iyo ilaalinta xuquuqda iyo xoriyadaha aasaasiga dalka Somaliland, ururadaasi oo ka kala hawl gala dhamaan gobolada dalka,ayaa waxay aad uga xunyihiin hawl galkii ay booliska Somaliland kula wareegeen xarunta isku-xihdka ururada xuquuqda aadamiga Somaliland bishan horaanteedii,taasoo si …
Kulan ay la yeesheen Axmed Silanyo iyo Faysal Cali Waraabe, kadib wuxuu Madaxweynuhu u sheegey in aanu marka hore warar aad u badan isaga laftiisu ka haynin, arrimaha qaarkoodna siday u dhaceen aanu hubin, balse “waan u xogwaraysi tegayaa, haddii dowladdu ay sidaa u farageliseyna waanu toosin,”
Somaliland Forum wuxuu mar kale si xooggan u canbaareynayaa faragelinta ay xukuumadda Somaliland ku hayso arrimaha gudaha ee SHURO-Net iyo isku dayga ay rabto in ay ku beddesho hoggaanka sare ee Dalladda.
Hargeysa (Somaliland.org) - Wasiirkuxigeenka Caddaaladda, mudane Yuusuf Ciise Tallaabo ayaa maanta xilkii Dalladda iskuxidhka Xuquuqul Insaanka ee SHURO-NET xoog kaga tirsaday Agaasimaha Fulinta ee hay’addaas, iyada oo ay goob joog ka ahaayeen taliyaha Qaybta Booliska Hargeysa, Agaasimaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Dowladda, Garsoore ka tirsan Maxkamadda Gobolka iyo laba xubnood oo sheeganaya hoggaan cusub oo loo …
The Somaliland Forum strongly condemns the Government of Somaliland’s interference in the internal governance of the independent human rights network, SHURO-Net. The appointment of a parallel Board of Directors headed by a civil servant at a contrived meeting on Thursday October 24th 2007, attended by a minister and a deputy minister (Mr. Yussuf Issa Dualeh (Tallabo) …
Somaliland Forum waxa fajac iyo amakaag ku noqotay in Xukuumada Somaliland ay faraha kula jirto sidii loo bedeli lahaa maamulka ururka Shuro Net, oo loogu bedeli lahaa dad u shaqeeya laamaha dawlada. Abdillahi Wayab oo ah ninka loo doortay inuu noqdo gudoomiyeha cusub ee Shuro Net waxa uu hadda u shaqeeya Somaliland National News Agency (SOLNNA) oo ah hay’ad dawlada ka mid ah, shirkii lagusoo xulayna waxaa ka qaybgalay Wasiiro.
Hargeysa (Somaliland.org) - Wasiirkuxigeenka Caddaaladda, mudane Yuusuf Ciise Ducaale (Tallaabo) ayaa u gudbiyey Taliska Guud ee ciidanka Booliska Somaliland iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Qaraar wasaaraddiisu ku gaadhey in hoggaaminta Dalladda Iskuxidhka ururrada Xuquuqda Aadamaha ee SHURONET lagu wareejiyo xubno sheegtay inay yihiin hoggaan cusub oo loo doortay Dalladdaas, isla markaana Taliska Booliska Somaliland ay fuliyaan …
Hargeysa (Somaliland.org) – Qorshe la isku deyayey in xilka xoog lagaga wareejiyo hoggaanka iyo maamulka Dalladda Isku-xidhka Xuquuqul Insaanka ee SHURONET ayaa fashilmay, kadib markii ciidan Boolis ah ay adeegsanayeen uu ku hungoobeen marmarsiinyo la doonayey in xafiiskaas albaabada loogu xidho oo lagu soo kaxeeyey.
Hargeysa (Somaliland.org) – Ururrada Bulshada Rayidka ah ee xubnaha ka ah Dalladda SHURONET ayaa si weyn uga digey shir la sheegay in lagu qabanayo magaca Dalladda ururrada Xuquuqul Insaanka Somaliland ee SHURONET oo berrito ka furmaya hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa, kaas oo ay qabanqaabinayaan, isla markaana la isugu keenayo ashkhaas iyo ururro aan ka tirsanayn Dalladda SHURONET.