Wadihii Gaadhiga Lagu Toogtay Hani Xasan Oo Shegay Inuu Ahaa Shirqool La Doonayay In Isaga Lagu Khaarajiyo

Markii aan gaadhay saldhigga dhexe ee Bileyska waxan ogaaday in ciidanka I rasaaseeyay uu yahay ciidan milateri ah oo dhowaan laga keenay gobolka Awdal, Sarkaalkii haystay ciidanka milateriga ah ee dilkan fuliyay waxa uu yimid saldhigga dhexe hortiisa, waanu iska-kay qariyay si aanan u aqoonsan wejigiisa…”


Saddex qof oo ku dhintay Muddaharaad Shaqaaqo wata oo ka dhacay Hargeysa, waanwaanta xukuumadda iyo jawigii magaalada

Hargeysa (Somaliland.org) – Saddex qof oo shicib ah ayaa la sheegay inay ku dhinteen, tiro kale oo badanina way ku dhaawacmeen iska horimaad dhexmaray ciidanka Booliska iyo boqollaal dadweyne ah oo muddaharaadayey, maanta magaalada Hargeysa.


Tuhunka Qaraxyadii Dhowaan Ka Dhacay Caasimadda oo Fadhiistay Xukuumadda iyo Khatarta Werwerka Leh

…waxa soo baxay werwer dad badani ay ka qabaan in ay suuragal yihiin mu’aamarado iyo shirqoollo lala beegsado siyaasiyiinta mucaaridka oo lagu fuliyo gacan-qarsoon, iyada oo dadka werwerkan qabaa ay ku doodayaan in dhaqanka dadka reer Somaliland aanay ku jirin shirqool iyo in gacan dahsoon wax lagu dilo.


Wasiirka Arrimaha Gudaha oo faahfaahin ka bixiyey falkii lagu dhaawacay Madaxii hay’adda Hallo Trust

Hargeysa (Somaliland.org) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, mudane Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cabdillaahi Cirro) ayaa sheegay in falkii toogashada ahaa ee shalay lagu dhaawacay madaxii hay’adda Hallo Trust ee magaalada Hargeysa, Mr. Arman aanu ahayn fal argaggixiso, wax siyaasad ahna aanu ku lug lahayn, balse, uu falkaa geystey nin hore uga tirsanaa shaqaalaha hay’adda oo ku …