Hargeysa (Somaliland.org) - Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada ayaan qabsoomin, kadib markii uu buuxsami waayey Kooramkii uu fadhigu ku furmi lahaa, iyada oo ay jirto xiisad golaha ka dhex taagan.Golaha Wakiillada Somaliland oo kalfadhigiisa 6aad uu si rasmi ah u furmay laba toddobaad muddo hadda laga joogo ayaa muddanayaashu waxay fadhigii shalay is hortaageen …
Hargeysa (Somaliland.org) - Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigii maanta gudagalay doodda xeerka Miisaaniyadda dowladda, kaas oo uu guddida Dhaqaalaha ee Goluhu soo diyaariyey, golahana horkeenay.
Miisaaniyaddu cilmi uma baahna ee caqli ayay u baahantahay miisaaniyaddana caqligii ayaa ka maqan. Sannad walba miisaaniyadda Somaliland (SL) waan naqdiyaa aniga oo soo shaac bixinaaya madmadawga ku jira si gaar ahna u qiimeynaaya tayda miisaaniyadda.
Somaliland Preliminary Budget Analysis (FY 2004)
Ali Gulaid (CPA), San Jose, CA
It is apparent that the President of the poorest country has a blank check; a blank check that he writes to the order of President D. R. Kahin. Ironic but it is true and there is more. The Finance Minister claimed balancing the budget as …