Hargaysa (Somaliland.org)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa manta golaha Wakiillada horgeeyay miisaaniyadda qaranka ee sannadka 2009, taasi oo dib uga dhacday in ka badan 2 bilood wakhtigii sharcigu jideeyay in xukuumaddu ku gudbiso miisaaniyadda qaranka.
Wasiirka maaliyadda Xuseen Cali Ducaale waxa uu golaha ka hor akhriyay ku talo-galka miisaaniyadda qaranka 2009 oo uu [...]
Berbera (Jam)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Xuseen Cali Ducaale (Cawil) iyo Maareeyaha Dekadda Berbera Eng. Cali Cumar Xoorxoor, ayaa bishan shanteedii si wada jir ah qallinka ugu duugey soo jeedin lagu kordhinayo tacriifadaha kala duwan lagaga qaado Dekadda Berbera, kuwaas oo qaarkood lagu kordhiyey 50% qiimihii hore looga qaadi jiray.
Bedeecadda lagu kordhiyey tacriifada Dekadda, ayaa [...]
Mohamed Dahir Haad, Bristol England UK
Hargeysa (Somaliland.org) – Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhigii maanta gudagalay doodda xeerka Miisaaniyadda dowladda, kaas oo uu guddida Dhaqaalaha ee Goluhu soo diyaariyey, golahana horkeenay.
Somaliland Budget Analysis (FY 2003)
Ali Gulaid, CPA
In light of the recent decry of corruption embedded on the budget (FY 2004) sounded off by Mujahid Mohamed Hashi, I thought it is an opportune time to reflect on the analysis I made exactly a year ago on the prior budget (FY 2003), while we are all anxiously [...]