Tag Archives: gobollo

Somaliland Local Government Re-organisation through Presidential Decrees in an Election Year

Regardless of what President Rayale’s decrees say about these new districts and regions, the Electoral Commission cannot take note of them at all until the 2002 Law is amended. We are clearly storing trouble for us, though, because the House of Representatives’ current relatively large “constituencies” under our proportional representation system is still based on the six existing regions (Article 12 of the 2005 Election Law).

Weftigii Komishanka iyo Axsaabta ee Gobolada Bari oo sheegay inay guul ku soo dhammeeyeen dhismaha xafiisyada Gobolada Sool, Sanaag iyo Togdheer

Hargeysa (Somaliland.org) – Weftigii Komishanka Doorashooyinka iyo Axsaabta kormeerka la xidhiidha dhismaha xafiisyada Komishanka ee gobolada iyo degmooyinka ku marayey gobolada bariga dalka ayaa ku soo laabtay magaalada Hargeysa. Waxayna shalay daboolka ka qaadeen in saddexda Gobol ee Togdheer, Sanaag iyo Sool iyo degmooyinka hoos yimaadda ay si guul ah uga soo dhiseen xafiisyadii Komishanka […]