Tag Archives: caafimaadka

Xukuumadda oo si badheedh ah uga dafirtay Xisbiga KULMIYE Deeq Daawooyin ah

Hargeysa (Somaliland.org) – Xukuumadda Somaliland ayaa si badheedh ah uga dafirtay xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE deeq Daawooyin iyo Qalab caafimaad ah oo qaar ka mida taageerayaasha xisbiga ee Waqooyiga Amerika ay soo direen, isla markaana loogu talagalay in loo qaybiyo cusbitaalada dalka, taas oo xisbigu doonayey maanta in Wasaaradda Caafimaadku si rasmi ah ugala […]

Maxay Xukuumadda Uga Cadhootay Kaalmada Caafimaad Ee KULMIYE Loo Soo Mariyey Dadweynaha?

Arrimahani waxay keeneen in maanta deeqihii ama tabarucaadkii qurba-joogga reer Somaliland u soo dirayeen dadkeeda lagu sharfo in axsaabta mucaaradku u gudbiyaan dawladda ama ciddii kale ee u baahan, taas oo keeni karta dareen hor leh oo la odhan karo in xxukuumadda Somaliland aan lagu aamini karayn gaadhsiinta deeqahaasi dadkii u baahnaa. Faallo – Maxamed Cumar, Wariyaha Haatuf Ee Boorama