Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyayaasha Saddexda xisbi ee Somaliland ayaa maanta kala qaybgalay xuska munaasibadda 18ka May dadweynaha magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Boorame, iyaga oo khudbado uga jeediyey dadweynaha fagaarayaal.
Hargeysa (Somaliland.org) – Hoggaamiyayaasha Saddexda xisbi ee Somaliland ayaa maanta kala qaybgalay xuska munaasibadda 18ka May dadweynaha magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Boorame, iyaga oo khudbado uga jeediyey dadweynaha fagaarayaal.
Burco (Somaliland.org) – Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Jaamac Cabdilaahi Warsame (Biin) ayaa maanta si adag u canbaareyay kulan lagu qabtey magaaladda Burco islamarkaana waxa uga digey Ganacsatada Hudheelada waaweyn in aanay dhiirigalin iny ku gafaan sharciga dalka.
Burco (Somaliland.org) – In ka badan kumanaan qof oo ka mida dadweynaha Magaalada Burco ayaa maanta isugu soo baxay roob-doon rabi bariya oo lagaga dalbanayo naxariis oo lagu qabtay garoonka kubada cagta ee gobalka togdheer.
Burco (Somaliland.org) – Ganacsatada kaalmaha shidaalka Magaalada Burco ayaa maanta ku dhaqaaqay shaqo joojin midaysan oo 24kii saacadood la soo dhaafay ay ku hakiyeen iibinta shidaalka qaarkood.
Ganacsatada kaalmaha oo tan iyo 5:30 shantii iyo badhkii galabnimo maalintii shalay si rasmiya u joojiyey iibinta shidaalka naaftada, waxay shaqo joojintooda ku tilmaameen inay salka ku hayso korodhka …
” Ma sheegi karo kuwa ay yihiin, laakiin waanu siinaa oo waanu ku darnay miisaaniyadii kal hore” Wasiirka Waxbarashada Xasan Gadhwayne oo ka hadlaya macalimiinta Iskuulka Dhagaxdheer ee Degmada Xaaji Xasan Geelle mushaharkooda
Burco (Somaliland.org) - Bayaan ay saxeexeen in ka badan Boqol qof oo isugu jira Cuqaal, waxgarad, odayaal iyo aqoonyahan dhammaantood ka soo jeeda Bariga Burco ayaa ugu baaqay Xukuumadda Somaliland inay ka noqoto Kootada (Monopoly) ay dhoofka xoolaha nool, gaar ahaan Adhiga ugu xidhay Ganacsadaha Sucuudiga ah ee AL-Jaabiri, taas oo ay sheegeen inay …
Burco (qaransomaliland.com) — Shir balaadhan oo ay ka soo qayb galeen in kabadn 50 xubnood oo isugu jira salaadiin xildhibaano aqoonyahano culma diin iyo wax garad katirsan beesha H/Yoonis oo ka kala yimi Gobalada iyo dagmooyinka dalka ayaa lagu qabtay hotel City Palaza ee magaalda Burco, shirkaas oo socday muddo laba maalmood ah waxaa lagu falanqeeyay xaalada siyaasadeed ee waddanku marayo iyo aayaha katalinta guud ee beesha H/Yoonis.
Hargeysa (Somaliland.org) – Guddida ku-meel-gaadhka ah ee hoggaanka ururka QARAN ayaa caddeeyey in Madaxweyne Riyaale mar kale ka baxay heshiis laga gaadhey shaqaaqadii dhowaan ka dhacday magaalada Burco, heshiiskaas oo ay wada gaadheen odayaasha beesha ay ka soo jeedaan maleeshiyadii weerartay Saldhigga Dhexe ee Booliska Burco 11/10/2007 iyo xukuumadda Somaliland.
Ururka Qaran oo hoggaankiisii ay maanta …