Tag Archives: booqasho

Axmed Siilaayo iyo Dr. Gaboose oo ka waramay Waxyaabihii ay ka wadahadleen Jendayi Frazer kulamadii ay la yeelatay Saddexda Xisbi iyo ururka Qaran

jandeyfrazer1.jpgHargeysa (Somaliland.org) – Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka u qaabilsan Afrika, Ms. Jendayi Frazer ayaa galabta ka duushay gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, kadib markii ay dhammaysatay booqasho maalin ah oo ay ku timi dalka iyo kulamo xidhiidh ah oo ay la yeelatay Xukuumadda iyo dhammaan dhinacyada siyaasadda oo uu ku jiro ururka Qaran iyo weliba Komishanka Doorashooyinka Qaranka.

Saraakiil la sheegay inay ka tirsan yihiin Milateriga Maraykanka oo Diyaar khaas ah shalay ku yimi Hargeysa

Hargeysa (Geeska): Diyaarad ya (Jet) oo siday saraakiil milatari oo la sheegay inay ahaayeen Maraykan iyo ilaaladooda oo hubaysanaa ayaa barqadii shalay ka soo degtay madaarka Cigal Airport ee magaalada Hargeysa. Diyaaradaas oo ahayd mid gaar ah, waxa la sheegay inay siday lix ruux oo qaar ka mid ahi siteen dirayska ciidamada iyo qoryaha fud-fudud […]