Tag Archives: booliis

Ururka Qaran oo caddeeyey in Madaxweyne Riyaale badhi-furay heshiis laga gaadhey shaqaaqadii Burco

Hargeysa (Somaliland.org) – Guddida ku-meel-gaadhka ah ee hoggaanka ururka QARAN ayaa caddeeyey in Madaxweyne Riyaale mar kale ka baxay heshiis laga gaadhey shaqaaqadii dhowaan ka dhacday magaalada Burco, heshiiskaas oo ay wada gaadheen odayaasha beesha ay ka soo jeedaan maleeshiyadii weerartay Saldhigga Dhexe ee Booliska Burco 11/10/2007 iyo xukuumadda Somaliland. Ururka Qaran oo hoggaankiisii ay […]