Dhowaan waxaad halkan ka akhrisateen war lagu faafiyay wargayska madaxa bannaan oo ka hadlay warar tibaaxaya maraakiibta dagaalka ee Maraykanka oo xeebta Berbera ku soo dhawaaday iyo diyaaradaha Maraykanka oo ka soo fadhiistay kana kacayay madaarka.

Saaka subaxnimadii abaaro 7:10 am ayaa lagu Aasay Maayarkii Berbera Marxuum Siciid Daa’uud Cilmi & Ilaaliyihisii Marxuum Saleebaan Siciid Rooble xabaalaha Qaranka ee Berbera
By Cabdikariim Siciid Saalax
Berbera (Somaliland.org) – Maayorkii magaalada Berbera, Siciid Daa’uud iyo askari ka mid ah Ilaaladiisii ayaa maanta ku geeryoodey shil gaadhi oo ka dhacay jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera.