Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo ka Qaybgalay Xuska Maalinta Ciidammada Itoobiya

Jigjiga (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa ka qaybgalay xuska maalinta ciidammada dalka Itoobiya oo xaflad ballaadhan loogu qabtay magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya maanta, taas oo si rasmi ah loogu martiqaaday. Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi waxa ku qaabilay madasha […]

Majaro-habaabinta Cirro Iyo Waafaqsanaanta Dastuurka Somaliland ee Ansixinta Saldhiga Millatari

Hargeysa- (Somaliland.Org)-Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Md. Cabdiraxmaan M. Cabdillahi (Cirro), ayaa ka been-sheegay qodobadda dastuurka Somaliland ee loogu dhaariyey inuu ku dhaqmo, isla markaana sheegay hadal lagu majaro-habaabinayo, loolana jeedo in layskaga horkeeno shacabka Somaliland. Gudoomiye Cirro ayaa ku sheegay hadal uu xalay jeediyey inaanu dastuurku ogolayn, isla markaana, Madaxweynaha JSL aanu isugu yeedhi karin fadhi […]

Danjire Baashe “Somaliland waxay Qaadday Jidkii Maalgashiga, Dawlado Badanina way soo Socdaan”

Hargeysa(Somaliland.Org)- Safiirka Somaliland ee dalka Imaaaraadka Cabarta Danjire Baashe Cawil,ayaa si qoto dheer u faah faahiyay faa,iidooyinka uu u leeyahay saldhigga Millatari ee dalka Imaaraadka Somaliland ay ka siinayso magaalada Berbera. Waxaanu intaa ku daray in saldhigga Millatari ee Imaaraadka Carabta la siinayo Bebera uu yahay jid Somaliland u soo kordhiyay Saaxiibbo kale oo ay […]

Dullucda Heshiiska Taariikhiga ah ee labada Aqal ee Baarlamaanku wada jirka u Ansixiyeen

Hargeysa(Somaliland.Org)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa horgeeyay nuxurka 15-ka qoddob ee ugu muhiimsan Heshiiska dawladaha Somaliland iyo imaaraadka Carabtu ee ay ku heshiiyeen aasaaska saldhig millatari oo laga hirgelinayo magaalo-xeebeedda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Heshiiskan oo maanta Madaxweynuhu si wadajir ah ugu gudbiyay ugana warramay labada aqal ee Baarlamaanka (Guurtidda iyo […]

Wasiirka Warfaafinta “28 xildhibaan oo WADDANI ah ayaa u coddeeyay oo arkay faa’iidada saldhigan”

“Waa maalin wayn oo aynu yeelanay saaxiibo rasmiya oo maalgashanaya dalka nabadgelyadiisana wax wayn ka taraya” Hargeysa(Somalilan.Orf)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa ku tilmaamay mid ka baxsan dimuqraadiyada iyo sharciga dalka u yaalla fawdadii iyo qaskii xildhibaanno ka tirsan ka tirsan xisbiga WADDANI ka sameeyeen fadhigii wadajirka […]

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Booqasho ku Tagay Xarunta DDSI

Jigjiga (Somaliland.Org)- Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo maalmihii u dambeeyey socdaal shaqo u joogay magaalada Addis Ababa, ayaa soo gaadhay magaalada Jigjiga ee xarunta Deegaanka Ismaamulka Soomaalida dalka Itoobiya maanta. Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi oo ay wehelinayaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Wasiirka Arrimaha […]

Dahabshiil CEO says Farmaggio election sends positive signals to the world

Dahabshiil top chief, Abdirashid Duale, says the election of Mohamed Abdullahi Farmaggio to President in Somalia sends several positive signals to the outside world. For one, CEO Duale said, speaking to Talking Points of the BBC World Service, President Famaggio’s peaceful and smooth election and the fact that the outgoing president, Hassan Sheikh Mohamoud, conceded […]

WADDANI iyo Soomaaliya oo ka Midaysan is Hortaagga Qaddiyada Somaliland

Saldhiga Imaaraadku waa jidkii Somaliland ku godlan lahayd maalqabeenada khaliijka carabta Cadowga Somaliland, waxa uu makarafoonada tushuushka lagu gelinayo shacabka u soo dhiibaa siyaasiyiinta mucaaridka ah iyo dad sheeganaya aqoon-yahanno, kuwaasi oo qasdigoodu yahay inay badhaadhaha bello ugu sawiraan. Hase yeeshee waxay u barteen inay muddo been dadka ku dhego barjeeyaan oo ay dharaaro TV-yada […]

“Wuxuu xisbiga WADDANI ka doortay doorkiisii mucaaradnimo mid jabhadeed”

“Dadku WADDANI way barteen oo way ka ilbaxeen shugux shuguxda aad ruxdaan marka aad dantiina ka dhex waydaan danta ummada” Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ku eedeeyay inay u dhaqamayaan sidii jabhadaha oo kale oo ay […]

Wasiir Sacad oo ka Hadlay Shirar ay la Yeesheen Itoobiya

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka arrimaha dibada Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka xog waramay nuxurka safar ay dhawaan ku tageen dalka Itoobiya, kaasi oo ay kula kulmeen Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn. Sidoo kale Wasiir Sacad waxa uu ka hadley kulan uu dalka Jabuuti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo […]

KULMIYE iyo Garabkii Toosinta WADDANI oo ku Heshiiyey inay Midoobaan

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE iyo garabkii Toosinta & Caddaaladda ee xisbiga WADDANI ee uu hoggaaminayey Axmed Muumin Seed, ayaa ku heshiiyey inay si rasmi ah u midoobaan. Shir jaraa’id oo guddiyadii wadahadalka u matalayey xisbiga iyo garabka Toosinta ku qabteen huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa maanta oo uu goob-joog ka […]

Dawladda Somaliland oo Hambalyaysay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Hargeysa(Somaliland.Org)-Xukuumadda Somaliland waxay soo dhaweynaysaa go’aankii ka soo baxay kulanadii is-daba joogga ahaa ee ay Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ku kala cuganayeen Mudanaha loo dhiibayo Hoggaanka iyo talada dalka aan jaarka nahay ee Soomaaliya. Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo waanu ku hambalyeynaynaa xilkaa loo igmaday waxaanannu ALLAH uga baryeynaa inuu xilkaa iyo masuuliyaddaa ku asturo. Jamhuuriyadda […]

Xildhibaan Cabdi Laki Oo Soo Dhaweeyay Saldhiga Militari Ee Imaaraadku Doonayo

Hargeysa(Somaliland.Org)-Xildhibaan Cabdi-laki Xasan Nuur oo ka tirsan golaha degaanka Burco ayaa soo dhaweeyay Saldhig Militari oo dawladda Imaaraadku ku yeelato magaalada Hargeysa. Waxa uu sheegay inuu ka qayb qaadanayo horumarka Somaliland loona baahan yahay in bulshadu soo dhawayso, isagoo mucaaradka ugu baaqay inaanay siyaasadayn arrimaha horumarka. “Waxaan taageersanahay Saldhiga Militari. Dad aan jeclayn horumarka oo […]

Hoggaanka KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Wefti ka Socda Dalka Czech Republic

Hargeysa (Somaliland.Org)- Hoggaanka xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa kulan la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda dalka Jamhuuriyadda Czech (Jeek) ee ku yaal qaaradda Yurub oo socdaal ku yimi Somaliland. Guddoomiye-ku-xigeenka kowaad ee KULMIYE, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Md. Maxamed Kaahin Axmed iyo xubno ka mid ah masuuliyiinta kale ee xisbiga, ayaa xarunta xisbiga ku qaabilay […]

“Saldhiga Milateri ee UAE Waxaanu ku Qanacsanahay Inay Tahay Wax faa’iido Inoogu Jirto Qaran Ahaan”

Hargeysa(Somaliland.Org)-Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay ujeedada safar ay ugu baxeen dalka Itoobiya isaga iyo xubno ka mid ah golaha wasiirada oo ay wehelinayaan Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye oo isagu ka sii horeeyey iyo qaar ka mid ah Wakiilada Somaliland ee dalalka dunida u fadhiya Somaliland. Wasiir Maxamuud oo arrintaasi […]

Ahmiyadda Siyaasadeed ee uu Somaliland u Yeelanayo Saldhiga Millatari ee UAE ka Furanayo Berbera

Marka dawladda Somaliland tallaabo hore u qaadaba, waxa soo baxaya dagaalo siyaasiya oo nashqadiisa ay leeyihiin cadowga dalkan la jecel inaanu horumar lagu tanaado samaynin, balse uu ahaado mid dadkiisu aanay ka bixin dabaqada saboolnimo ee daashatay muddada dheer. Cadowga Somaliland, waxa uu makarafoonada tushuushka lagu gelinayo shacabka u soo dhiibaa siyaasiyiinta mucaaridka ah iyo […]

Wefti Culus oo ka Socda Xukuumadda Somaliland oo Tegay Addis-ababa

Addis Ababa(Somaliland.Org)- Wefti ka kooban shan Wasiir iyo safiirka Somaliland u jooga dalka Imaaraadka carabta oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay booqasho rasmi ah ku tagay dalka Itoobiya. Weftigan oo iskugu jira qaar Hargeysa ka ambabaxay iyo kuwo Jabuuti ku sugan oo halkaas ka tagaya Addis-ababa waxay kala […]

Masuuliyiinta Warfaafinta oo Kulan Guubaabo iyo Xog-waran ah la Yeeshay Shaqaalaha Dawan Media Group

“Wasiir, waxaad ku guulaystay arrin wasaaradda ka ahayd qaddiyad cid kasta oo isku daydaa ku guuldareysan jirtay” Hargeysa(Somaliland.Org)-Madaxda ugu sarraysa Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland), ayaa maanta kulan is xogwaraysi ah la yeeshay madaxda iyo shaqaalaha Dawan Media Group (DMG). Kulankan oo ahaa mid ay masuuliyiinta wasaaradda iyo shaqaalaha Dawan Group isku xaal waraysanayeen […]

Garyaqaan soo Dhaweeyey Saldhiga Militeri ee UAE Somaliland ka Dalbaday

Hargeysa (Somaliland.Org)- Garyaqaan Cumar Maxamuud Xuseen oo saxaafada la hadlay ayaa si adag uga jawaabay guddida xisbiga mucaaridka ah ee Waddani u saaray saldhiga milliteri ee imaaraadka Carabtu ka doonayo Somaliland inay ka siiso Gobolka Saaxil, kaasi oo xisbiga Waddani ka soo horjeestay. Waxaanu yidhi Garyaqaanku “Waxaad ogaydeen in dekeda Berbera lagu wareejiyey Shirkada DP […]

Muuse Biixi “Waanu la yaabahanay siyaasiyiinta ku eedaynaya Cali Khaliif nabad buu wadaa”

? Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay socdaalkii hoggaamiyaha kooxda Khaatumo ku yimi caasimadda Somaliland ee Hargeysa iyo doorasho la moodka ka dhacaysa Soomaaliya. Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayey xaflad xisbiga KULMIYE kus oo dhawaynayey garabkii New UCID ee uu hoggaamiyo Jamaal Cali […]

Wasiirka Duulista oo la Kulmay Wefti ka socday Czech Republic

Hargaysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda Dalka Czech Republic oo ah Company-yo sameeya Laydhadhka ay habeenkii diyaaraduhu ku dagaan (Runway Lighting ) iyo Qalabka lagu hago. Kulankaasi kadib ayaa Wasiirka Duulista Mr Farxaan oo ka war bixinaaya wixii ay ka wada hadleen […]

Kulan Ay isugu yimaadeen Guddida Sicir Bararka iyo Ganacsatada dalku

Hargeysa(Somaliland.Org)-Kulan Ay isugu yimaadeen Guddida Sicir Bararka iyo Ganacsatada dalku, ayaa markii uu soo dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiir ku-xigeenka maaliyadda Md Cali Axmed Maxamed iyo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac iyadoo ay saxaafaduna su’aalo dhawara ka waydiisay halka laysla marayo iyo sicirka suuqa ee wakhtigan – Somaliland.Org/Hargeysa

Wasiirka Caddaalada oo ku Baaqay Inaan la Siyaasadeyn Himilooyinka Horumarinta Dalka

Hargeysa(Somaliland.Org)-Wasiirka Wasaarada Caddaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Faarax Cadarre, ayaa sheegay in aan loo baahnan in qaar ka mida culimada Somaliland ay dadka kiciyaan. Axmed Faarax Cadare oo shalay u waramayay telefishanka Star Tv, ayaa waxa uu sheegay in madaxweyne Axmed Siilaanyo, loo doortay in uu dalka hoggaamiyo,waxaana uu u soo jeediyay dadka wax dhaliila […]

Desalegn “Ammaankayagu wuxuu ku xidhan yahay Somaliland, markaa indhaha kama qarsan karno”

By: Cumar M. Faarax Hargeysa(Somaliland.Org)- Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya Md. Hailemariam Desalegn, ayaa sheegay inuu Somaliland ka dhaxeeyo iskaashi kala duwan oo la xidhiidha dhinacyada nabad-gelyadda iyo ganacsiga. Waxaanu xusay in ammaanka dalkiisu ku xidhan yahay Somaliland oo ay yihiin jaar. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, waxa uu sheegay in kasta oo Somaliland aanay ahayn dal la aqoonsan yahay, […]

Somaliland.Org