Category Archives: Opinion

Majaro-habaabinta Cirro Iyo Waafaqsanaanta Dastuurka Somaliland ee Ansixinta Saldhiga Millatari

Hargeysa- (Somaliland.Org)-Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Md. Cabdiraxmaan M. Cabdillahi (Cirro), ayaa ka been-sheegay qodobadda dastuurka Somaliland ee loogu dhaariyey inuu ku dhaqmo, isla markaana sheegay hadal lagu majaro-habaabinayo, loolana jeedo in layskaga horkeeno shacabka Somaliland. Gudoomiye Cirro ayaa ku sheegay hadal uu xalay jeediyey inaanu dastuurku ogolayn, isla markaana, Madaxweynaha JSL aanu isugu yeedhi karin fadhi […]

Samsam Abdi Adan is benevolent minister for Somaliland people

In a world of massive emotional kinds, some emotional sorts distort our perception while others sharpen it. Happiness, sorrow, desperation, and jubilation can be among the numerous feelings human being experience during their lifetime. Recently, one of our friend felt complex despair about seemingly increasing evil and its dominance in the world. The waves of […]

Heshiiska Casriyeynta Dekedda Berbera Kuma Hagaasayo Hagardaamada Cadowgiisa

By: Maxamuud Cali Sh. Maxamed (Walaaleye) waxaan jeclahay Inaan warbixin kooban ka qoro siday ku bilaabmatay iyo sababaha keenay inuu yeesho cadow badan markii uu soo baxay heshiiska casriyeynta dekeda Berbera ee dhexmaray xukuumada Somaliland iyo wadanka Imaaraadka carabta, oo hadaldayntiisu mudooyinkii u dambeeyey ku badnayd warbaahinta geyiga Soomaalida iyo baraha bulshooyinku ku xidhiidhaan. Sannadkii […]

Xisbiga Waddani Sidani Tolow Ma Ka Runbaa, Mise Waa Ka Hagardaamo?

Waxaynu la soconaa in muddooyinkii u danbeeyey xisbiga waddani caadaystay weedho lafjab ku ah qaranka Somaliland iyo Shacbigiisaba, kuwaas oo ay ka mid yihiin labadii dhacdo ee u danbeeyey ee safarka Jabuuti iyo Safarka Imaaraadka Carabta ee Madaxweynuhu wakhtigan ku maqanyey oo guud ahaanba xisbiga waddani uu dhan ka istaagay, rayigayguna uu yahay aniga inay […]