Dhallinyarro soo Dhaweeyay Hawlgalada Ciidanka Booliska

Anagoo ku hadlayna afka dhallinyarada aqoonyahanka ah waxaanu si weyn u soo dhawaynaynaa hawlgalada ay ciidanka boolisku ku qabqabtaan dhallinyarada habeenkii dadka baadha kuwaas oo caadaystay inay habeenkii dadka dariiqyada u galaan kadibna si fool Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Aaway Ehelkaygii.!!!.W Q:Khadar Gureyte.

Daryeelid la’aan ayaa ishan u yeeshay, cidlo ayuu kaligii taagan yahay, wuu ooyayaa, cid ehel u ah ma haysto, kuwii lahaa ayaa sidan u gartay, had iyo jeerna waa ay ka xaragoodaan, kuwo kale oo isaga asaagii ah ayey kor u qaadaan, wayneeyaan, qadariy Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

MADAX-BANNAANIDA ODHAAHDU – MA IN COL LOO BAAQAA?

QALLINKII XASSAN CUMAR HOORRI

Waxaa ay ahayd masuuliyad xumo, kolkii warsidaha Charlie Hebdo uu gaas ku sii qabtay ololka. Malaha, kas xumo ayaa sababtay warsidahu in uu dhaafsado 1.7 bilyan Muslim ah malaayiin lacag ah iyo daqiiqado uu hadheeyo war Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Muwaadiniinta reer Somaliland ee aan umadda xilka u haynin?ha laga daayo xad gudubka

Waxa in badanba shacbiwaynaha Somaliland aad ula yaabanaayeen wargeysyada qaar ka mida iyo sida ay ugu shaqaystaan dad dano gaara wata oo cayda muwaadiniinta Somaliland ku talax tegay. Somalidu waxan dhaqan uma ay lahaan jirin manay ahayn wax caalamk Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Madaxweyne Siilaanyo Waa Ku Ammaanayaa Mooraal dhiska ciidamadda

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Xukuumada uu hogaanka u hayaa waa wax lagu amaano loogu mahadiyo oo lagu hanbalyeeyo Habaynta dhismaha, qurxinta iyo soo celinta karaamada iyo haybada Ciimada qaranku Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Dahabshiil oo mar kale Maxkamad Kaga Guulaystay Daahir Calasow

Maxkamadda racfaanka ee dalka Holland ee ku taalla Hertogenbosch, Netherlands, ayaa u xukuntay Shirkadda Dahabshiil dacwad maxkamadeed oo ay shirkaddu kula jirtey Dahir Calasow.

Shirkaddu waxay hore dacwado maxkamadeed ku oogtey bishii Oktoobar e Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Qabyaalada ha laga joojiyo War baahinta Somaliland)

Dugsi ma leh Qabyaaladi— waxay dumiso mooyaane

Ku :Saxaafada Somaliland.

Ku : Golayaasha Sharci dejinta.

Ku : Xukuumada Somaliland.

Runtii waa wax laga xumaado,laga naxo qaar ka mid ah Barmaamushada, shir jaraaida, wareysiyada,maqaalad Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Waxqabadka Xukuumadda: Ishii bugtaay ku bikaacso

Tan iyo waqtigii uu xukunka qabtay madaxweynaha Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) waxa uu muujiyay waxqabad muuqda oo la taaban karo, kaas oo isugu jira qaybaha kala duwan ee adeegyada bulshada sida waxbarashadda, caafimaadka, biyaha, jidadka Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Madaxweyne Siilaanyo:Waa Gudoonka Rabitaanka Shacbiga.

Dalka Somaliland iyo shacbigiisu waxay soo mareen marxalado kal gedisan laga soo bilaabo sanadkii 1991kii, oo mid waliba ay sii horumarinaysay Geedi socodka Dhismaha Dalka iyo Taaba Gelinta Tiirarka dimuqraadiyada taas oo laga soo gudbay, doorashooyi Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Dhaqan aan dhoofin! W/Q: Cali Cabdi Coomay

Wuxuu xidhan yahay surwaal aad moodo in loogu talogalay toban jirka, oo labada lugood laga dhigay laba miiq. Garan ku dhagan oo jidhiisu ka muuqdo ayuu ka dul gashan yahay. Muraayad u eeg kuwa cimriga oo balaadhana wuu gashan yahay, timaha labad Continue reading

Posted in opinion | Comments Off