About

Somaliland.Org Blog waxaan u furnay akhristeyaasha had iyo jeer wax ka qora dhacdooyinka Somaliland, Geeska Afrika iyo Caalamkaba. Haddii aad tahay qof xidhiidh qoraa la leh dad badan oo akhrista qoraayadaada Bogga Akhristaha ee Somaliland.Org waxaad dadkaas ugu soo bandhigi kartaa qoraalladaada, hadday yihiin kuwo ka hadlaya waayaha siyaasadeed imika taagan, haddii ay yihiin kuwa aqoon xambaarsan oo aad wax kaga tarayso dhinaca fidinta aqoonta, haddii ay yihiin kuwo waano ah iyo haddii ay yihiin kuwo suugaaneedba.

Waxa qudha ee aan kaaga baahanahay inaad ilaaliso anshaxa iyo asluubta qoraanimo iyo ta website-kanba.

Halkan iska register-garee

Comments are closed.