Monthly Archives: October 2010

Is-bedelku Waxa Uu u Baahanyahay Wakhti iyo Samir

Continue reading

Posted in Elections, opinion | Comments Off

Beelo Shiray Ma Aha e Waa Cawil iyo Hadhaagii UDUB

Waxay xukuumaddu madaxa kala soo kacday arbush iyo cabashooyinka dadka ku qadhaabanayay magac beeleedyada ee ku cabanayay inaan beeshooda la siin “wasiiradii ay xaqa u lahaayeen”. Waxa imika tii beddeshay kuwo ku hanjaba inay qaadi doonaan tallaabo xukuumaddan dhaxalsiisa “cawaaqib … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off