Monthly Archives: September 2010

Roge falanqayn: Halgammo isriixaya, dad iyo duunyo nolol doon ah

Roge waa buuggii saddexaad ee taxanaha cirsankayeedh, waa buuggii labaad ee Cabdillaahi Cawed Cige. Marka aad dhawrka bog ee hore ee sheekadan 416ka bog ka kooban akhridid waxaa iskugu kaa tagaya wiswis, baqdin iyo argagax. Waxaad is odhanaysaa “belo kugu … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

C/raxman Miyir, Gudoomiyaha Ururka SSYO, Tahniyad & Fariimo ku wajan Ardayda Qalin-Jabisay

C/raxman Miyir, Gudoomiyaha Ururka SSYO, Tahniyad & Fariimo ku wajan Ardayda Qalin-Jabisay Aniga oo ku hadlaya magaca dhalin yarad reer Somaliland ee Sacuudi Arabiya, waxaan halkan hambalyo iyo boogaadin uga soo gudbinayaa inamadayada iyo hablayahaga quruxda badan ee ku guulaystay … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Maxaa laga yeelayaa Golaha Guurtida ?

Waxaan dadka Somaliland isla qaateen in aan loo bahnayn golaha guurti ee imika jira, waana gole ka hor imanaya jiritaanka Dimuqradiyada iyo horumarka dalka. Waa gole la soo dhaafay ujeedadii loo dhisay. Dastuurka Somaliland waxaa uu qeexayaa inuu dalku yeesho … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Talo Soo Jeedin Xeer Cusub

Aniga oo ah ( Somalilander) ka magaciisu hoos ku qoran yahay,waxaan ka mid ahaa raga madax dhaqameedka Somaliland aad u jecel,marka aan soo xusuusto doorarkii ay ka soo qaateen nabad gelyada Somaliland maanta ku fadhido,marka loo eego dhaqankeena soo jireenka … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

RE: CANBAARAYN KUSOCODTA QAAR KAMID AH MADAX DHAQMEEDKA AWDAL

Marka hore salaan dhamaan Somalilanders meel kastoo aad joogtaanba waxaan aad u dhaliilayaa koox ah salaadiin kana jeeda gobolka Awdal oo baryahan danbe ku howlana fiidmo aay dhex abuurayaan gobolka ila iyo intii mamuulkii D. Riyaale Kaahiin doorashadi laga guulaysday … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Ardaa Breaking News: Congratulations

ARDAA BREAKING NEWS CONGRATULATIONS The Awdal and Salal elders (Suldaans) gave the people the best they have, and the best return to them. Congratulations! These calls and the congratulations are from your daughters and sons in the Diaspora or live … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Dhisme Masajid Ka Qaybqaado

Asc; Akhyaarta sharafta leh kuligiin waan idin wada salaamay. waxa aan idiin soo gudbiyey masaajid dib loo dhisayo oo u baahan taakuleyn. Waxa kharashka ku baxaya lagu qiyaasay illaa $260,000 dollars, waxa illaa hada la hayaa waa $210,0000 dollars, waxa … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Hambalyo kusocota Maareeyaha Cusub ee Samafalka Madaxtooyda Marwo Amina Maxamuud Diiriye

Hambalyo kusocota Maareeyaha Cusub ee Samafalka Madaxtooyda Marwo Amina Maxamuud Diiriye Marwo: Aamina Maxamuud Diiriye Waxan halkan hambalyo iyo bogaadin uga soo dirayaa marwo Amina Maxamuud Diiriye oo loo magacaabay MAAREEYAHA SAMAFALKA MADAXTOOYADDA, runtii marwo Amina Maxamoud waa shakhsi qiimo … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

TANA MA U SOO JOOGNAY?

Asalaamu calaykum dhamaan umada reer Somaliland ee xalaasha ah, Beri baa Cigaal Shiidaad oo geed hoos hurda subxaanyo dul martay, Markaasuu isagoo isla baraad la’ soo booday oo qaylo afka kala qaaday, Ragii ka ag dhawaa ayaa ku soo yaacay … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Dawlada cusub ee Soomaaliland maxay ka dhaxashay tii ka horaysay maxaase laga dhaxli doona iyada?

Dawlada cusub ee Soomaaliland maxay ka dhaxashay tii ka horaysay maxaase laga dhaxli doona iyada? Qoraalkan waa qalinkii Mahamed Rashiid Sh Aadan oo ahaan jiray latali yihii hore ee madax waynihii geeriyoday alla ha u naxariis tee M.I Egal marna … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off