Tacsiyahi: Marxuum Ciise Xaaji Dirir Xirsi

TACSI  Marxuum Mujaahid  Ciise Xaaji Dirir Xirsi

Waxaan Tacsi u dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Mujaahid Ciise Xaaji Dirir Xirsi oo habeen kii xalay ahaa ee taarikhdu ahayd 04-04-2010  ku geeriyooday Magaalada Hargaysa ee  Somaliland. Mujaahid   Ciise Xaaji Dirir Xirsi wuxuu ka wuxuu ka mid ahaa Mujaahidiintii hormoodka ka ahaa halgankaakaasi ilaa markii ugu dambaysay ee dhulka la xoreeyay. Wuxuuna Mujaahidku muddadii lagu gudojiray halgankii dib- u-xorreynta dalka muujiyay hawlkarnimo, daacadnimo iyo wadiniyad qiima lahayd. Waxaan ehaladii uu ka baxay iyo ummada reer Soomaliland guud ahaanba ugatacsiyadaynayaa  geerida Mujaahid Ciise Xaaji Dirir Xirsi .Haddii aanu nahay dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud qaranka Somalilnad, URURKII SNM, degmada Oog, Eheledii, qaraabadii, iyo qoyskii u ka geeriyooday marxuum Muj. Ciise Xaaji Dirir Xirsi Marxuum   wuxu ahaa halyey aan taariikhdu hilmaami doonin, Geeridii Xirsey sheegayaan gacal hawaayeene, Toban haluu lahaa tebeyaa mooyi. Wuxu ahaa geesi aan xaqiiqada ka gabban, wuxu ka mid ahaa Ragii ugu horeeyey ee ku biiray Ururkii SNM, wuxu ahaa halyey danta guud ka horaysiiya danta gaarka ah, wuxu halyey astaan u ah ka midho dhalinta qarannimada Somaliland . Ilaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo isagana naxariistii Janno haka waraabiyo dhamaan dadkani waxay tacsida ka dirayaan Wadankan

Mustafe Axmed X Dirir

Abdiqani Axmed X Dirir

Yasiin khaliif X Dirir

Xamse khaliif X Dirir

Jamac Khaliif X Dirir

Mowliid khaliif X Dirir

Maxamed Axmed X Dirir

Abdiweli Maxamed X Dirir

Safiya X Dirir Xirsi

Faisa Axmed X Dirir

Suleekha Axmed X Dirir

Farax Axmed X Dirir

Aasiya Axmed X Dirir

Kaltun Axmed X Dirir

Deqa Axmed X Dirir

Faadumo Dirir

Abokor Xasan

Abdi Abokor Xasan

Yassin Sidiiq Abokor Xasan

Saaqa Yusu Jaamac

Saleebaan Siciid Bare

Khadra Ismaaciil Hussen

Anaka oo kala ah dhamaan xubnahamagacyadoodu hoos ku xusan yihiin oo ku sugan Magaalada Hargaysa ee Caasimada Somaliland, waxaanu  tacsi  tiiraanyo leh  u diraynaa  dhamaan Qoyskii,  eheladii, qaraabbadii iyo dhamaan bulshowaynta Somaliland geerida naxdinta leh eek u timi [Mujaahid  Ciise Xaaji Dirir Xirsi ] Oo runtii  ka mid ahaa  shiqsiyaad ka sida wayn loogu xasuusto Halgankii SNM iyo deegaanka uu ka soo jeedoba  iminkana ka mid  ahaa odayada Qaranka Somaliland. Kolay wax baynu ka odhan  doonaa taariikhdii mujaahid ka, laakiin ilaahay SWT waxaanu uga baryaynaa in uu janooyinkiisa geliyo kana fogeeyo  cadaabta daran ee aakhiro [AAMIIN]

General Cismaan Cawed Cali

Kornayl Jaamac Cali Cashuur (Waraabe

Mujaahid Cabdilaahi Aadan

MP Axmed Ducaale Bulaale

XIL. Ismaaciil CaarsheJ,

Caaqil Cali Xirsi

J Caaqil Ismacil Axmed

Cabdilaahi Xaaji Dirir

Maxamuud Xaaji Muuse

Muuse Xaaji Dirir

Yusuf Xaaji Dirir

Ismaaciil Xaaji Dirir

Cali Xaaji Dirir

Cumar Xaaji Dirir

Abokor Xaaji Dirir

Maxamuud Xaaji Dirir

Siciid Maxamed Xaaji Dirir

Mubaarik Maxamed X Dirir

Jaamac Maxamed Xaaji Dirir

Axmed Cumar Xaaji Dirir

Maxamed Saalax Xaaji Dirir

Jacfar Saalax Xaaji Dirir

Mabaarik Saalax Xaaji Dirir

Mustafe Maxamuud Xaaji Dirir

Yassin Maxamuud Xaaji Dirir

Faysal Axmed Xaaji Dirir

Maxamed Abokor Xaaji Dirir

Abdi Awciise Muuse

Mukhtaar Saalax Xaaji Dirir

Cismaan Saalax Xaaji Dirir

Ibraahim Maxamed Xaaji Dirir

Abdi Dirir

Dauud Saleebaan Abdi Dirir

Muuse Abokor Xaaji Dirir

Waxaa iyaguna Tacsi Halkan Ka diraya, Caydiid BootaanMujaahid Saalax Cali Daad Dr c\naasir siciid Cali Daad   Tacsi loodirayo Eheladii uu Kabaxay Marxuun  Mujaahid  Ciise Xaaji Dirir Xirsi Alle ha unaxariitee o ay dirayaan dadkan ku sugan Magaalada Burco Jaamac Hindi XirsiCabdilaahi Xaaji dirirHussen Faarax CigeCadnaan Maxamed  CaseFarxaan  X. Saleebaan  GaasFaysal Faarax IbraahimNuux Ow cismaanAbdilaahi Dirir AbdiAadan Jaamac saleebaanCali caarsheJaamac Yaasiin FaaraxAadan C/llahiYusuf siciid seedAadan guuleed Geedi Siciid abdi Guray  ALLE samir iyo iimaan ha ianaga wada siiyo ilaahayna waxaan ka baryaynaa in Marxuum Ciise Xaaji Dirir Xirsi janadii fardawsa ka waraabiyo Aamiin Aamiin Waxaa iyaguna halkan Tacsi u diraaya qoyskii iyo qarabadii uu ka geeriyooday Marxuum

Ciise Xaaji Dirir Xirsi Xaaji Abdi Ibraahim ShireFaarax ibraahimHasan Olol warsameAbdi mursal hasanMaxamed kaariyeYaassiin Hussein BakaariAbdi Ducaale bulaaleFaarax cali darwiishAli ducaale bulaale Siciid maxamed xaaji dirirMubaarik Saalax xaaji dirirHussein Jaamac cali darwiishMaxamed Faarax Cali DarwiishSalebaan siciid seed wadaad yareSalebaan BireWeris Ducaale BulaaleMaxamuud  daahir ducaale warsame  cawil xirsi jaamac ilma faarax ismaaciil  cismaan ducaale warsamecali yuusuf ololmacalin aadan cabdicabdi max/uud obsiiyexuseen cige jaamacsiciid max/ed cabdibaashe axmed xirsiyuusuf maxed geedisaleebaan doobyaremax/ed saleebaan max/uudIsmaciil  c/laahi axmed mirisaleebaan max/uud ololsaleebaan sugule Dadkan oo dhamaan tood Jooga degmada Oog  ee Xarunta Gobolka Saraar Waxay Tacsi udirayaan Dhamaan Reer Xaaji Dirir Geeridii ku timid Alle ha’unaxariistee Ciise Xaaji Dirir Xirsi oo ku geeriyooday Axadii 04-04-2010  Magaalada Hargaysa, ee  Somaliland ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo dhamaanteen isagana Janadiii Fardawsa Alle haka waraabiyo. Aamiin        Aamiin                Aamiin.

————————————-

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun dhamaan dadkan hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum ciise xaaji dirir geeridii naxdinta lahayd eek u tumi waxanaan ilaahay uga baryaynaa inuu kawaaribyo janooyinkiisa ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan kasiiyo dhamaan tood aamiin aamiiin aamiin ….

Maxamed xasan olol

Yaasiin ahmed olol

Cali  xasan olol

Maxamed cali siciid

Xamse daroor cali

Maxamed shuuriye maxamuud

Xasan ahmed warsame

Cabdi ibraahin cali

Maxamed cabdilaahi guuleed

Maxamed cabdilaahi cali

Jaamac maxamuud olol

Cali ahmed warsame

Musatafe siciid barre

Mustafe ibraahin ahmed

Abdi asiis ahmed olol

Diiriye mahamuud olol

Cabdi saleebaan cawad

Mustafe x saalax diirir

Mahamed x saalax dirir

Cabdirisaaq ahmed olol

Siciid ahmed olol

Madar cali xirsi

Ahmed aadan jaamac

Dhamaan dadkasi waxay tacsi u dirayaan ehelkii uu ka baxay marxuum ciise xaaji dirir

Ilaahay ha ka waraabiyo janatu fardawsa inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Maxamed xasan olol

——————————————————-

Saleban Dirir Cabdi

Muuse Cali Xirsi

Cisman Ibrahin Shire

saleban Axmed Ducaale

muuse Axmed Ducaale

Maxamed Ibrahin Olol

Shiine Faarax ibrahin

xasan Yusuf Ismaciil

v>Daauud Cabdisalaan Ibrahin

Jaamac Faarax bulay

Axmed faarax bulay

waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Ciise Xaaji Dirir Xirsi oo dorraad ku geeriyooday magaalada hargeisa ee Soomaaliland. Marxuumkana naxariis eebbe iyo negaadi janno aynu u rajaynno innagana samir iyo iimaan ha inaga siyo.

Nabadeey

Muuse Cali Xirsi

This entry was posted in opinion. Bookmark the permalink.

Comments are closed.