Monthly Archives: January 2009

Digniin ku socota Interpeace iyo UDUB

Yaa xaq u leh inuu dib u dhigo doorashooyinka? Jawaabta oo aan meel kale laga deyin ma jiro qof xaq u leh inuu doorashooyinka Somaliland dib u dhigo.¬† Masiibo Ilaahay xagiisa ka timaadda mooyaane cid dib u dhigi karta doorashooyinku … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

UDUB-eey Jiilaalba Awr Baa Dhaamiye KULMIYE Iyo UCID- Baa Kalkan Leh

Waxay dadka reer Somaliland ku maahmaahaan, marka ay dhib iyo dheef-wadaaga is xasuusinayaan ee ay isku dardaarayaan inaanay cid kali ah uuni waxtarka iyo hawshu u gaar ahayn ee hadba dhan ama gacan quminteeda laga sugayo, maahmaahda tidhaahda ” Jiilaalba … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Kala-Maan

Odhaah hore loo yidhi baa waxay tahay RAG IS GURAYEE, waana dhab oo inta aad xadhig u xidhaysid mid adna darbaa kugu soo maqan oo raadkaaga guraaya, midba midka kale buu rabaa in uu koda’da waydaariyo, hadaba halka ay ka … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Maxaa Ka Jira In Shirweynaha Udub Laga Reebay Xubno Ka Tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka

Waxaa gebo gebo ku dhaw qaban qaabada iyo u diyaar garowga shirweynaha labaad ee xisbiga udub kaas oo la qaban doono bisha February 3, 2009 waxaana hawsha qaban qaabada ka madax ah gudi uu magcaabay madaxweynuhu oo uu gudoomiye u … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Wasiir Cabdixaliim Inaader Cayi Waa Calyo ee Wax Kale Noo Sheega Oo Aan Cay Ahayn

Waxaa iga yaabiyey wasiir dhan oo halkii uu ka hadli lahaa bal waxa uu umada u qabtay, bal waxa horumarka ah ee ay sameeyeyeen. Bal umada bakhtiyeysa waxa ay ka yeelayaan ee qorshe ah ee ay u hayaan. Bal waxa … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Waxa Jira Wax Ka Dahsoon Qalbiga Riyaale Iyo Wasiiradiisa

“Tolow Haddii (Silanyo) Mar Dambe Laga Helo Doorashada Xaaladdiisa Caafimaad¬† Sidee Ayay Noqon Kartaa…” Wasiir-ku-xigeenka Ganacsiga. Hadalka kor ku qoran iyo hadallo kaleba waxa idaacadaha qaranka kaga hadla dad ummaddan 3.5 milyan ah uu Riyaale xilal ugu dhiibay, waxana iswaydiin … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Suldaan iyo Socdaalkii Dheeraa ee Somaliland Q. 4′aad

Continue reading

Posted in socdaal, somaliland, taxane | Comments Off

Faysal Cali Waraabe miyuu murqaansanaa markuu yidhi wuxu bedelidoonaa haddii u talada qabto inuu bedeli doono magaca Somaliland?

Waxaa fajac igu noqotay uqaadan waa, yaab iyo amakaag. War aan ka akhriya bogga wararka internetka SDWO kaas oo uu yidhi gudoomiyaha uruka UCID Faysal Cali Waraabe mar uu qudbad ujeediyey ururka UCID Hargeysa 27.01.09.

Posted in opinion | Comments Off

War deg deg ah: Gudiga Qaban Qaabada Ee Xisbiga UDUB Ayaa Si Qarsoodi Leh Isugu Dayay in Qaab Farsamo Lagu Reebo Mushurarnimaxada Cabdillaahi Iimaan Xuseen

Dhinaca kale, waxaa xalay lagu qabtay aqalka madaxtooyada olale garabka haweenka ee UDUB, ee iyagu ka qayb gali doona shirweynaha UDUB. Xafladaas oo ay shir guudminaysay marwada madaxweynaha Huda Barkhad, waxa dumarkii halkaa isugu yimid loo qaybiyay laba kooxood. Waxaana markiiba goobtaa laga saaray kooxdii iyagu lagu tuhmayay in ay u jan jeedhaan musharaxnimada Cabdillaahi Iimaan Xuseen (Darawal).

Continue reading

Posted in news | Comments Off

Hadhwanagnews, Diridhaba, Waahen iyo Been Abuurka Wararka Maxa Laga Yeelaya..?

Waxa dhowrki cisho ee ugu danbeeyey kusoo baxayay shebekadda hadhwanagnews iyo waaheen maqaalo iyo warar been abuur ah oo la xidhiidha xisbiga KULMIYE oo shirweyne ku qabsaday qurbajoogiisu magaaladda London. Wararkaas ama warar ku-sheegaas waxa soo qorayay oo labadas web … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off