Monthly Archives: November 2008

Roge falanqayn: Halgammo isriixaya, dad iyo duunyo nolol doon ah

Roge waa buuggii saddexaad ee taxanaha cirsankayeedh, waa buuggii labaad ee Cabdillaahi Cawed Cige. Marka aad dhawrka bog ee hore ee sheekadan 416ka bog ka kooban akhridid waxaa iskugu kaa tagaya wiswis, baqdin iyo argagax. Waxaad is odhanaysaa “belo kugu … Continue reading

Posted in qoraaga | Comments Off

Amina Weris Oo Xaflad Lagu Qabtay Manchester Ku Sheegtay In Dadka Reer Somaliland Maanta Yihiin Isbedel Doon, Xisbiga Kulmiye na Yahay Kii Ka Saari Lahaa Maanta Marxaladan Adag Ee La Soo Daristay Somaliland.

Xafladaa oo Amino-Weris uga warantay dadkii halkaa isugu yimid xaalada maanta dalku marayo, waxaa hadalkii ay halkaa ka tidhi ahaa mid dhinacyo badan taabanayay. Continue reading

Posted in news | Comments Off

War La Hayaa Xiiso Ma Leh

Hussein Guuleed Howle (afgaab) Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Haddii aad account samaysatay Magacaaga ku qor

Posted in bogga akhristaha | 2 Comments

Somaliland.Org oo furtay Bogga Akhristaha

Somaliland.Org waxay idiin diyaarisay bog aad ku daabici karto afkaartaada (Opinion) si fudud kadib marka aad samaysato muftaax adiga kuu gaar ah, goobtaad joogto iyo goorta aad doontaba waxaad ku soo qori kartaa maqaaladaada, hadday yihiin warar iyo haddii ay … Continue reading

Posted in bogga akhristaha | Comments Off

Al Shabaab Oo u Jawaabtay Somaliland

Amiirka Shabaabka Caalamiga Somalia Ahmed Abdi Aw Mohamud Godane ayaa markii ugu horeysay boqolaal ka tirsan taageerayaashiisa kula hadlay degaanka Janaale ee gobolka Shabeeladda Hoose. Ahmed Godane oo isticmaala magaca Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr wuxuu sheegay inay ahlu jinna yihiin … Continue reading

Posted in news | Comments Off

Khilaafkii Mayorka Borama Iyo Ururka Jidadka Oo La Soo Afjaray

Khilaafkii U Dhaxeeyey Mayorka Borama Iyo Ururka Jidadka Ee Arna Oo Goor Dhawayd Lagu Dhawaaqay In La Soo Afjaray Boorama-(Lug)- Shir Jaraaid oo ay wada jir u qabteen Maayarka magaalada Boorama Cabdiraxmaan Shide Bile iyo masuuliyiinta Sarsare ee ururka ARNA … Continue reading

Posted in news | Comments Off

“Odhaahda toddobaadka”

“Indhahaa murugada, malaha u bartoo, maankayga kalgacaylkii ka baa madhay…” Cabdillaahi Cawed Cige, Liverpool UK edleh@hotmail.com

Posted in suugaan | Comments Off

Hambalyo

ANIGOO KA MID AH DADKA AAD U XIISEEYE QORISTA IYO AKHRISTA MAQAALADA WEBKA CAANKA AH EE SOMALILAND.ORG ISLA MARKAANA XIDHIIDH JOOGTA AH LA LAHE UGU YARAANA  MAALINTII DHAWR JEEER SOO BOOQDA, waxaana aan maaamulka webka lee yahay hanbalyo  hanbalyo hanbalyo … Continue reading

Posted in opinion | Comments Off

Itoobiya oo shaacisay in ay dhamaadka bisha soo socota ciidamadeeda kala baxeyso gabi’ahaanba gudaha soomaaliya. 28.Nov.2008

Kadib warqad qoraal ah oo ay ugudbisay Qarmada midoobay iyo midowga afrika ayey itoobiya ku balanqaaday in ay ciidamadeeda kala baxeyso sida ugu dhaqsiyaha badan gudaha dalka soomaaliya.

Posted in opinion | Comments Off