Jabhadda Tuwaareegga ee dhawaan qabsatay woqooyiga waddanka Maali waxay rabtaa in ay ka go,aan waddanka Maali oo ay samaystaan waddan loo yaqaanno Azawaad. Azawaad waa gobol ku yaalla woqooyiga waddanka Maali. Continue reading →
Gabaygan waxa uu soo baxay March 29keedii, 2012 markii lay sheegayshirkii ay guddida fulinta ee xisbiga UDUB ku yeesheen guriga Gudoomiyaha xisbigamudane Daahir Riyaalle Kaahin. Halkaasoo uu mudane Riyaalle uu go’aamo ugusheegayey isagoo laalaaya Continue reading →
Dhamaan anaga oo ah dhalinyarada waxgaradka culimo awdiinka siyaasiyiinta xaafada gacan libaax waxaanu u mahad celinaynaa shirkda somtel oo barnaamij horumarineed ka fulisay degmada gacan libaax waxaanu leenahay shirkada somtel maaha tii idiinku Continue reading →
Hayada Caalmiga ah ee loo yaqaano Hayada ilaalinta Degaanka ( Envirinmental Protection Agency) waxay ka dhawaajisey in Sumaha isu tegay ee loo yaqaano Chromium taa soo sameysanta marka la hoodhinayo hargaha ay tahay sun dilaa ah oo wax y Continue reading →
. Waxaan salaanta islaamka hawada u marinayaa dhamaan umada Muslimka ah gaar ahaan umada Jamhuuriyada Somaliland gudo iyo dibadba. Salaan ka dib waxaan qalinka u qaatay, in aan halkan ka hanbalyeeeyoMadaxweynaha qaranka Jamhuuriyada Somalilan Continue reading →
Jeeroo rag dheeraad cunnoo, dhumucle loo yeedho,
Nin waliba wuxuu dhimay ilaa, dhabarka loo saaro,
Dhacadiidka jeeroo rag badan, dhawda laga saaro,
Jeeroo Maxkamad loo Dhisoo, Dhididku hoobaano
Jeeroo waxay naga dhaceen, laga Continue reading →
Taariikhdu waa diiwaan dhigaal oo laga qoro nolosha iyo wakhtiyada adag iyo xiliga barwaaqadaba, dadka bini aadamka ah aya ka taga taariikhda waxayna noqota dhigaal ay dadka ka danbeeya khibrad iyo caqli kafaaiidaan iyagoo cilmina ku kaabaya. Continue reading →
Sh. Maxamuud Caateeye
Mumin Gadiid Cumar
Aadan Geedi Qayaad
Cabdiraxmaan Nuur Colhaye
Sh. Xasan Colhaye Migil
Axmed Daahir Wacays
Salal Awjibriil Gudaal
Siyaad Cumar Cismaan
Cabdi Khayre Dugsiiye(Araweelo) Continue reading →
Waxaa hubaal ah in sheikh shariif yahay dagaal ooge khatar ku ah nabadgalyada geeska africa khaas ahaan somaliland, iyadoo la ogyah Continue reading →
Waxaan salaamayaa shacabweynaha reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan. Sigaara waxaan u tilmaamayaa Wasiirka Macdanta iyo Biyuha Eng. Xuseen Cabdi Ducaale inuu yahay Laytalkhadar Ilaahay Somaliland u soo diray sababtoo ah taariikhda dalkeena la Continue reading →