Mohamed Ibrahim Warsame (Hadraawi)
Hadraawi is a well respected Somali poet who has for decades contributed to the richness of the Somali poetry, art and culture. He composed some of the best Somali songs. Hadraawi also composed many poems and plays highlighting the suffering and the hardships endured by the Somali civilians under successive regimes. He has lately been active in promoting peace and reconciliation.

Suxufiga Iyo Saxaafaddu Waa Kuwama? By: Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)

Maxamed Ibraahim Warsame - HadraawiDhanbaalkani wuxuu dhallinyarada Geeska Afrika kala qayb geliyaa xafladda munaasibadda-sheegan, kadib markii ay suurogal ii noqon wayday inaan ka muuqdo goobta iyo golaha lagu xusayo wargeyska, sababa kedis ah oo soo dhexgalay qorshahayga darteed. - Hadraawi


Abwaan-Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi) oo ka war bixiyey arrintii dhex-dhexaadinta. Xogoh, talooyin iyo tusaalayn cajiib ahna ka soo jeediyey

Somaliland.org - (Hargeisa, Somaliland) Guddoomiyihii ergadii dhex-dhexaadinta; Abwaan-Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa soo saaray, war-bixin dheer oo qoraal ah oo xanbaarsan talooyin cul-culus oo si toos ah ugu socda Madax-weyne Riyaale, iyo weliba hoga-tusaalayn guud, oo ka dar-daar werinaysa xaaladdaha dhinacyada kala-duwan ee dalku maanta ku sugan yahay, oo u baahan ka hor-tegid, wax ka-qabasho …