Haddaba qormadan waxa aan ku naqdiyayaa a) Waxa aay ila tahey ina uu KULMIYE ka yeelo Ururada oo dib loo furo) Sida aay axsaabta badani u tahey laf dhabarka dimuqradiyada iyo distoorka Somaliland c)Baahida loo qabo Ururada Siyaasiga ah oo la furo d) Distoorku waxa uu ka odhanaayo tirada axsabda qaranka iyo sida aay ku soo baxayaan iyo dheeraad.
Read carefully and follow the instructions. The game is over. Be gracious, don’t over stay and develop an Exit Strategy. At best, negotiate to remain as an interim care-taker and at worst as a member of a governing coalition.- Ali Gulaid
Sida qaynuunku dhigaayo inta aan la magacaabin Gobol ama Degmo cusub waa in marka hore la qiimeeyaa ina aay shuruudihii Gobol ama Degmo buxiyeen iyo in kale.
Ka fursan mayeso ina doorashada lagu galo bilaa diiwaangelin. Midhkaa iga gunud. Dhibaatada diiwaan gelinta hortaalaa ka weyn wakhtiga oo gaaban oo keliya (dhibaatooyin kaasi oo tafatiran hoos ka akhriso).
Shirweynihi KULMIYE waxa la qabanayaa bisha March 29 – 31 ee sannadkan 2008 waana lagu tartamayaa. Tartan daayoo Shirweynihii UDUB oo wakhtigiisii dhaafay laba sanno iyo dheeraad cidi ma hadalheyso. Sida xisbiga UDUB looga bartay cidda tidhaahda Riyaalaanu isla soo sharaxeynaa xisbigaba waa laga saara sidii ku dhacday Dr. Cabdi Aw Daahir. Maantana kuma ayaa talow UDUB laga sari doonaa? — Ali Gulaid, San Jose, CA
Sida laga warqabo wafdi uu Riyaale hogaaminaayo ayaa dhawaan socdaal ilaa saddex asbuuc qatay ku kala bixiyay Ingriiska iyo Mareykanka (January 2008). Waxa la ogsoon yahey dadka Ingriiska ku dhaqani ina aay laba jeer oo hore iyaga oo aad isu abaabulay aay Riyaale soo dhaweeyeen.
Miisaaniyaddu cilmi uma baahna ee caqli ayay u baahantahay miisaaniyaddana caqligii ayaa ka maqan. Sannad walba miisaaniyadda Somaliland (SL) waan naqdiyaa aniga oo soo shaac bixinaaya madmadawga ku jira si gaar ahna u qiimeynaaya tayda miisaaniyadda.
Somaliland Preliminary Budget Analysis (FY 2004)
Ali Gulaid (CPA), San Jose, CA
It is apparent that the President of the poorest country has a blank check; a blank check that he writes to the order of President D. R. Kahin. Ironic but it is true and there is more. The Finance Minister claimed balancing the budget as …
Somaliland Budget Analysis (FY 2003)
Ali Gulaid, CPA
In light of the recent decry of corruption embedded on the budget (FY 2004) sounded off by Mujahid Mohamed Hashi, I thought it is an opportune time to reflect on the analysis I made exactly a year ago on the prior budget (FY 2003), while we are all anxiously …