free adobe acrobat 5 downloads Adobe Acrobat 9 Pro Extended adobe acrobat 7 specs
"Laalista Goobaha Doorasho Ee Deegaamada Woqooyi Ee Gobolka Hargeisa Laga Yeeli Maayo Guddida Dorashooyinka"
B A A Q — WorldWide — 16 September, 2005

Annaga oo ah qurbajoogta reer Somaliland ee ka soo jeeda Gobolka Hargeisa kuna kala nool waqooyiga Ameerika, Wadamada Midowga Yurub, Bariga dhexe, Australia iyo daafaha adduunka intiisa kaleba waxa aanu halkan ku soo gudbinaynaa aragtidayada ku wajahan go'aanka laga fajacay ee uu komishanka doorashooyinka qaranku ku laalay goobihii doorasho ee deegaano ku yaalla woqooyiga gobolka Hargeisa. Go'aankaas oo lagu saleeyay inay deegaanadaasi yihiin qaar muran ka dhex aloosanyahay laba gobol. \

Hadaba annaga oo tixgelinayna go'aamadii iyo heshiisyadii ka soo baxay shirarkii beelaha Soomaalilan ee lagu qabtay magaalooyinka Burco (Bishii May 1991), kii Boorama (February 1993), iyo shirweynihii magaalo madaxda dalka 1997); annagoo tixgelinayna hab dhaqanka geedi socodka madaxbanaanida Jamhuuriyada Soomaliland, annaga oo qadarin iyo ixtraamba u hayna distoorka qaranka Somaliland, xeerka doorashada iyo heshiisyadii ay wada gaadheen saddexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranku ee ku wajahan sami qaybsiga iyo sida doorashada golaha wakiilada ee sanadkani ay u dhici doonto kuwaas oo dhammaantood si caddaan ah oo aan mad-madow lahayn u qeexaya in goobaha doorasho ee sannadkani ku salaysnaan doonaan sidii uu xaalku ahaa 26 June 1960.

Waxa amakaag iyo u qaadan waa nagu noqday sida foosha xun ee komiishanka Doorashooyinka Qaranku uu u baalmarayo iskagana indhatirayo qodob ka mid ah qodobbada xeerka doorashada iyo sida muwaadiniinta deegaanadaas ku dhaqan looga duudsiyayo xuquuqdoodii distooriga ahayd.

Waxannu halkan taageero buuxda ku siinaynaa baaqyadii ay soo saareen salaadiinta beelaha gobolka ee ay ka mid-yihiin Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir, Suldaan Xasan Nour,Suldaan Cumar Suldaan Maxamed iyo kii afhayeenka saldanada Subeer Awal Hassan Suldaan Cabdillahi Suld. Cabdiraxman iyo waliba siyaasiyiinta iyo murashaxiinta ka soo jeeda deegaanka oo dhammaantood ka digay cawaaqib xumada ay keeni karto dhul gobol ka tirsanaa oo gobol kale la raaciyaa.\

Waxaannu arkaynaa in go'aankaasi haddii aan dhakhso looga noqon uu yahay mid carqalad weyn ku noqon kara doorashada golaha wakiillada, qas iyo qalaalaasena ka dhex-abuuri kara dadka walaalaha ah ee ku kala nool labada gobol ee Hargeisa iyo Awdal iyo guud ahaan jamhuuriyadda Somaliland, dhibaatada ka timaaddaana ay noqon doonto mid dusha ka saaran dawladda xaaladdan abuurtay iyo komishinka doorashada ee shuruucda dalka u taalla iska indho tiray.

Marka dib loo raaco sooyaalka taarikheed ee gobolka Hargeysa intii u dhexaysay 1960kii iyo 1969kii waxa dalkeenna ka dhacay saddex doorasho oo kala ahaa 1960, 1964 iyo 1969 saddexda doorasho marna wax muran deegaan ahi kama uu dhex aloosmin labada degmo ee Hargeisa iyo Awdal ee jaarka ah, taas oo ka marag kacaysa in sawaxanka iyo hummaaga hadda soo shaacbaxay uu yahay mid aan loo baahnayn iyo been abuur aan sal iyo raad toona lahayn. Marnaba taariikhda laga soo helimaayo degaamo ka tirsanaa Awdal oo deegaanka Hargeysa sifo sharci darra ah lagu raaciyay, ciddii haysa caddaymo noocaas ahi way soo bandhigo kartaa, Waxannu arkaynaa inay arrintani tahay afduub iyo cadaalad darro lagula kacayo dadka deegaanadaa u dhashay.

Sidaa daraadeed waxa aanu soo jeedinaynaa

1) In ay komishinka Doorashooyink Qaranku si dhakhso ah uga noqdaan go'aankaa halista ku ah degganaanshaha dalka, isla markaana ay saxaan qaladkaa distooriga ah ee ay galeen, si dadka degmooyinkaa ku nooli ugala qayb qaataan doorashada walaalahooda kale ee dalka ku dhaqan.

2) In Komishinka Doorashooyinka Qaranku xilkooda u gutaan si waafaqsan distoorka iyo xeerka doorashada ee loo xilsaaray, kana waantoobaan xeer-jajabka iyo habrashada ay u habranayaan xukuumadda Rayaale, si looga badbaado cawaaqib xumo ku iman karta geedi socodka dimuqradiyadda iyo doorashooyinka ay Somaliland higsanayso.

3) In ay dawladdu ku dhaqanto distoorka qaranka oo ay fara-gelinta ka dayso xuduudihii ay degmooyinka dalku lahaayeen 1960kii oo aan muran ku jirin inay degaanadaa la afduubayaa ka tirsanaayeen degmada Hargeisa.

4) Haddii aan sidaa la yeelin, waxannu sii arkaynaa in natiijada doorashadu noqon doonto waxba kama jiraan, wixii cawaaqib xumo ah ee ka yimaadda arrintaasina waxay noqon doonto mid ay ka mas'uul yihiin dawladda iyo guddida doorashooyinku.

Waxannu ku soo gunaanadaynaa baaqayagan, been ma sheegto taariikhdu, ma bukooto taariikdhu, mana baqato taariikhdu ee budhaynta ha laga daayo shuruucda dalka loo dhigay.

Wabillaahi tawfiiq

Liiska magacyada Qurbajoogta gobolka Hargeisa ee ku dhaqan dibadaha \

A) Canada

Mahamud Ali Abushanab
Jamal M Muse
Mohamud Muse Abushanab
Mahdi Muhumed Nur
Yasin Mawlid Rage
Mohamed Abdi Husein
Mohamed Elmi Ayaanle
Sh. Nazir Abdi Ali
Hasan Omer Abushanab
Idiris Egal Nur
Yussuf Jamal M. Musse
Ahmed Mohamed Omaer
Said Omar Said Hussein Filfil
Mohamed Hussein Filfil
Mohamed Muhumed Liban
Yusuf Ibrahim (Libax)
Ali Adan Said
Aden Dahir Barkhad
Abdiqadir Qalib
Yasin Abdillahi Tani
Abdihakin Omar Musa
Ahmed Ali Dualeh
Abiib Ahmed Olhaye
Mahamed Muhumed Warsame
Hasan Abdi Mah (Shiine)
Ahmed Abdillahi Diriye
Yasin Abdi Qalib
Husein Abdi Tani
Ahmed Omar
Abdi Farah
Mahamud Husein Wacays
Abdillahi Yussuf
Muse Nur Dualeh
Mohamed Nur Dualeh
Musa Arab Obsiye
Mahamed Arab Obsiye
Jama Abdillahi
Muse Ibrahim Bokh
Abdifatah Ahmed Aw Yusuf
Ahmed Aw Yusuf
Aden Muhumed (Biibii)
Omer Mahmed Muhumed
Sadiq Mahamed Muhumed
Rashid Ali
Mukhtar Osman H. Abdi
Siad Yusuf Buuni
Mahamed Muse Alin
Aden Abdillahi Hanfi
Khadar Omer Egeh
Yasin Omer Musa
Abdirahman Ahmed Farah
Hasan Good Jibrir
Mahamud Yusuf Dualeh
Abdiazis Hasan Warsame
Ali Husein Aw Ali
Daud Aden
Abdi Ali Nur
Abdi Aw Mahamud Ismail
Omar Jaban
Hashi Egal
Mukhtar Muhumed Abdillahi
Mukhar Dahir Madat
Mahamed Mal
Abdikarin Husein Abdi
Jibriir Hasan Warsame
Ahmed Ali Abas
Abdirisaq
Dualeh Jama
Khadar Abshir
Hasan Yusuf Ali
Muhyadiin Abdi
Samater Jama Hassan
Guleid Jama Hassan
Lodon Jama Hassan
Mohamed Ahmed
Mahamud Ahmed
Omar said
Farah Jama
Abdirashid Hasan
Abdirisaq Omar
Hasan Barre
Husein Barre Yusuf
Ismail Mohamed Abokor
Aden Dahir Barkhad
Mohamed Yusuf
Mohamed Olyahe
Omar H. Mahamud
Omar Dhegjar
Rashid Yusuf
Abdi Gaydh
Ali Haji Yusuf
Dr. Mohamed Rabi
Said Muse
Abdinazir inagaydh
Deeq Abdi Guray
Mohamed Biixi
Ali Aw Aden
Mohamed Nuh
Abdi Dhegaweyne
Rashid Ahmed
Ahmed Ali Nur
Mohamed Osman
Aden Nur Awaleh
Jibril Ahmed Jama
Ismail Ahmed
Mohamed Aw Abdi
Ahmed Samater
Abdi Husein
Hassen Abdillahi
Ali Hasan
Mohamed Hasan
Aden M. Egeh
Faisal Isaxal
Keyse Barkhadle
Abdulrashiid Ali Hassan
Ali Adam Tani
Jama Adam Tani
Abdulrqadir Abdillahi Mohamoud
Omer Hassan Mohamed
Yassein Abdilllahi Elmi
Abdillahi Ahmed Warsame
Mohamed Ali Warsame
Ahmed Ali Ibrahim
Abdulqadir Ali Ibrahim
Mohamed Ali Ibrahim
Mustafa Mohamed Ibrahim
Fowsi Abdillahi Abdi
Hassan Abdillahi Abdi
Fuad Abdillai Abdi
Abdulkarim Abdillahi Abdi
Abdirahim Abdillahi Abdi
Abdi Mohamed Essa
Saeed Ahmed Hersi
Awil Jama
Faisal Omer Hassan
Mustafa Abdi Mousa
Ali Adan Samater
Mohamoud Adan Samater
Mohamed Yusuf Samater
Abdirahman Yusuf Samter
Abdirhaman Osman Yussuf
Idriss Ibrahim Ahmed
Saeed Ibrahim Ahmed
Mustafa Ibrahim Ahmed
Mahdi Ibrahim Ahmed
Mahfouz Ibrahim Ahmed
Mohamed Ibrahim Ahmed
Ahmed Elmi Gadid
Najib Ibrahim Ahmed


B. USA

1. Mohamed Abdi Hirsi

2. Mohamed Hussein Issa
3. Hassan Bihi Yonis
4. Hussien Ali Hanfi
5. Abdirahman Jama Abokar
6. Mohamoud Hashi
7. Mohamed Yussuf Gaagab
8. Nasir Abdillahi Yussuf
9. Abdirahman Mohamed Hassan
10. Dahir Hashi Madar
11. Moahmed Abdi Elmi
12. Fadumo Essa Yonis
13. Saeed Aw Osman Ismail
14. Abdikarim Qasim
15. Ahmed Jama Yasin
16. Xassan Yonis Abdillahi
17. Farhaan Ibrahim Cabdillahi
18. Khadar Cabdiraxman Cabdillahi
19. Samiir Cali Ahmed

C) Europe
1. Ali Omer Yonis
2. Cabdicasiis Macallin Axmed
3. Hassan Haji Yaheen
4. Khadar Ali
5.Muse Mohamed Yousuf
6. Dayib Abdi Geele
7. Yousuf Dhamac Xassan
8. Nour Yousuf
9. Abdillahi Ibrahim Hassan
10. Mahamed Abdi Yasiin
11) Abdi Hurre Dualeh
12) Ahmed Cisman Aden
13) Farhan Ibrahim Yasiin
14) Cumar Maxamed Xoore
15)Mohamed Dahir Kheyreh
16)Abdihakim Sulub
17)Hashi Hussein
18)Hassan Hussein
19) Axmed Maxamed Yusuf
20) Cabdiqani Cismaan Xandule
21) Cabdilaahi Maxamed Cali - Suxufi
22) Xasan Huseen - Xasan Mataan
23) Guled Cabdi Sheekhaash
24) Ismacail Maxamed Gadiid
25) Cabdirisaaq Xuseen Balayax
26) Mukhtar Axmed Sh. Adan - Taysa
27) Yusuf Xuseen Cabdale
28 Siciid Axmed Yusuf
29) Mowliid Cumar Faarax - Kabo Yare
30) Cabdirashiid Cabdi Maxmed - Fiil
31) Maxamed Siciid Cagadable
32) Mustafe Xaaji Aadan
33) Siciid Maxamed Yusuf
34) Khadar Abokor Cabdilaahi
35) Yusuf Caawiye
36) Fu,aad Cabdilaahi Weerar
37) Maxamed Cumar Maygaag
38) Cabdi Cali Mahdi
39) Cabdikarin Ismacil Maxamed
40) Cabdi Abaadir Maygag
41) Cabdirahmaan Maxamed Qalib
42) Maxamed C/lahi Yasin
43) C/Salaan Cali Cilmi
44) Yusuf C/lahi Yasin
45) Maxamed A Gondleh
46) Rashid Cali Farah
47) Caydarus Ahmed Cali
48) Yasin Cabdi Dunad
49) Maxamud Maxamed Xassan
50) Xasan Xuseen
51) Cabdil Qaadir Cumar
52) Ibrahim Cabdilahi Cumar
53) Axmed Yusuf Cabdi
54) Abaadir Cali
55) Mustafe Maxamed Gadiid
56) Cabdiraxmaan Dalal
57) Cabdi Rashid Ismaciil
58) Cali Cabdi Ismaciil
59) Maxamed Cali Axmed
60) Maxamed Jamac
61) Cabdi shakur Axmed Yusuf
62) Yusuf Xuseen Yasiin
63) Maxamed Xaashi Maxamed
64) Yasin Nuur Warsame
65) Fahmi Axmed Cabdi
66) C/nuur Cismaan Xasan
67) Mustafe Warsame Axmed
68) Axmed Farax Cilmi
69) Saleeban Xusen Mooge
70) Cabdi Ismaciil Isaaq
71) Maxamed Axmed Xirsi
72) Cabdilaahi Xasan Cabdale
73) Amiin Cali Cabdi
74) Yusuf Ismaciil Xasan
75) Maxamed Maxamud Axmed
76) Yasin Farax Meecad
77) Axmed Xaji Xuseen
78) Yusuf Dhamac Xasan
79) Cabdi Casiis Faarax
80) Muse Cilmi Cabdi
81) Maxamed Cabdi Xuseen
82) Maxamed Cabdilaahi Wacays
83) Maxamed Ibraahim Xassan
84) Mustafe Cali Nuur
85) Cabdirashiid Nuur
86) Faarax Cali Yaxye
87) Maxamed Nuur Mooge
88) Cabdilaahi Ismacil
89) Xuseen Dayib
90) Cali Warsame Xassan
91) Maxamuud Hoori Cali
92) Maxamuud Cabdilaahi Kaahin
93) Cabdirashiid Xuseen Bookh
94) Kaahin Yoonis Buux
95 Cabdirasaaq Bulxan Maxmaed
96) Yasin Cumar Xirsi
97) Kaysar Yusuf Odawaa
98) Cismaan Nuur
99) Muxumed Qalinle Cilmi
100) Axmed Dahir Cilmi
101) Cabdiqadir Cali Qawdan
102) Nuur Cali Qawdan
103) Hannad Yaasiin
104) Iid Dahir Khayre
105) Maxamud Xaad
106) Cabdiwaaxid Sulub Mire
107) Maxamud Ilyaas
108) Ismaciil Maxamuud Maxamed
109) Khalid Cumar Maxamed
110) Maxamed Axmed Cali
111) Axmed Cali
112) Kayse Iimaan Ismacil
113) Idiris Xuseen Maxamed
114) Yusuf Kaahin Warfaa
115) Cabdiqani Muuse Daahir
116) Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed
117) Ahmed Osman
118) Hussein Ahmed Aided
119) Abaadir Cali

120) Abaadir Muuse Diiriye
121) Amiin Cali Cabdi UK
122) Axmed Cali UK
123) Axmed Ceydiid Cali UK
124) Axmed Dahir Cilmi UK
125) Axmed Farax Cilmi UK
126) Axmed Maxamed Yuusuf UK
127) Axmed Xaji Xuseen UK
128) Axmed xasan Cali UK
129) Axmed Yusuf Cabdi UK
130) Bashiir Ciise UK
131) C/nuur Cismaan Xasan UK
132) C/Sallaan Cali Cilmi UK
133) Cabdi Abaadir Maygag UK
134) Cabdi Cali Mahdi UK
135) Cabdi Casiis Faarax UK
136) Cabdi Geerash UK
137) Cabdi Ismaciil Isaaq UK
138) Cabdi Koosaar Abokor UK
139) Cabdi Qaadir Cumar UK
140) Cabdi Rashid Ismaciil UK
141) Cabdi shakur Axmed Yusuf UK
142) Cabdi Yuusuf Cige UK
143) Cabdifataax Sixiic Axmed UK
144) Cabdifatax Cabdiwahab Maxamed UK
145) Cabdikarin Ismacil Maxamed UK
146) Cabdilaahi daarood xasan UK
147) Cabdilaahi Ismacil UK
148) Cabdilaahi Maxamed Cali UK
149) Cabdilaahi Xasan Cabdale UK
150) Cabdiqadir Cali Qawdan UK
151) Cabdiqani Cismaan Xandule UK
152) Cabdiqani Muuse Daahir UK
153) Cabdirahamaan Xasan Cali UK
154) Cabdirahmaan Maxamed Qalib UK
155) Cabdirahmaan xasan Cali Gaas UK
156) Cabdirasaaq Bulxan Maxamed UK
157) Cabdirashiid Cabdi Maxamed - Fiil UK
158) Cabdirashiid Nuur UK
159) Cabdirashiid Xuseen Bookh UK
160) Cabdiraxmaan Dalal UK
161) Cabdirikas Xasan UK
162) Cabdirisaaq Xuseen Balayax UK
163) Cabdiwaaxid Sulub Mire UK
164) Cali Cabdi Ismaciil UK
165) Cali Warsame Xassan UK
166) Caydarus Ahmed Cali UK
167) Cismaan Nuur UK
168) Faarax Cali Yaxye UK
169) Fahmi Axmed Cabdi UK
170) Fu,aad Cabdilaahi Weerar UK
171) Guuleed Cabdi Sheekhaash UK
172) Hannad Yaasiin UK
173) Ibrahim Cabdilahi Cumar UK
174) Idiris Xuseen Maxamed UK
175) Iid Dahir Khayre UK
176) Ismaaciil Cumar Xasan UK
177) Ismacail Maxamed Gadiid UK
178) Ismaciil Maxamuud Maxamed UK
179) Kaahin Yoonis Buux UK
180) Kaysar Yusuf Odawaa UK
181) Kayse Iimaan Ismacil UK
182) Khalid Cumar Maxamed UK
183) Maxamed A Gondleh UK
184) Maxamed Axmed Cali UK
185) Maxamed Axmed Xirsi UK
186) Maxamed baashe Awcali UK
187) Maxamed C/lahi Yasin UK
188) Maxamed Cabdi Xuseen UK
189) Maxamed Cabdilaahi Wacays UK
190) Maxamed Cabdillahi Yaasiin UK
191) Maxamed Cali Axmed UK
192) Maxamed Cumar Macaash UK
193) Maxamed Cumar Maygaag UK
194) Maxamed Ibraahim Xassan UK
195) Maxamed Jamac UK
196) Cabdillaahi Cabdi

197( Maxamed Mahdi Cali
UK
198) Maxamed Maxamud Axmed UK
199) Maxamed Nuur Mooge UK
200) Maxamed Siciid Cagadable UK
201) Maxamed Xaashi Maxamed UK
202) Maxamed X. Cali UK
203) Maxamed Yuusuf Cali UK
204) Maxamed Yuusuf Cumar UK
205) Maxamud Ilyaas UK
206) Maxamud Maxamed Xassan UK
207) Maxamud Xaad UK
208) Maxamuud Axmed Xaaji UK
209) Maxamuud Cabdilaahi Kaahin UK
210) Maxamuud Hoori Cali UK
211) Maxamuud Maxamed Sheekh UK
212) Mowliid Cumar Faarax - Kabo Yare UK
213) Mubaarik Xasan Tamuuje UK
214) Mukhtar Axmed Sh. Adan - Taysa UK
215) Musatefe Daauud UK
216) Muse Cilmi Cabdi UK
217) Mustafe Cali Nuur UK
218) Mustafe Ceydiid Cali UK
219) Mustafe daahir Barkhad UK
220) Mustafe Maxamed Gadiid UK
221) Mustafe Warsame Axmed UK
222) Muxumed Qalinle Cilmi UK
223) Nuur Cali Qawdan UK
224) Nuur Xaaji Xuseen Cumar Xaashi UK
225) Rashid Cali Farah UK
226) Saleeban Xusen Mooge UK
227) Shuuqi sanyare xaaji Cali UK
228) Siciid Axmed Yusuf UK
229) Siciid Maxamed Yusuf UK
230) Siciid Yuusuf Cumar UK
231) Xasan Huseen - Xasan Mataan UK
232) Xasan Xuseen UK
233) Xuseen Axmed Ceydiid UK
234) Xuseen Dayib UK
235) Yasin Cabdi Dunad UK
236) Yasin Cumar Xirsi UK
237) Yasin Farax Meecad UK
238) Yasin Nuur Warsame UK
239) Yusuf C/lahi Yasin UK
240) Yusuf Caawiye UK

241) Yusuf Ismaciil Xasan UK
242) Yusuf Kaahin Warfaa UK
243) Yusuf Xuseen Cabdale UK
244) Yusuf Xuseen Yasiin UK
245) Yuusuf Cabdillaahi Yaasiin UK
246) Siciid Maxamed Cumar UK
247) Idiris Garow Diiriye UK
248) Maxamuud Cabdi Aadan UK
249) Maxamed Handulle UK
250) Khadar Cabdi Jaamac UK
251) Axmed Maxamuud wayab UK
252) Cabdirahamaan Maxamed UK
253) Axmed Xaaji Xuseen Cumar UK
254) Maxamed Cabdillaahi Xuseen UK
255) Xamse Xasan Muuse UK
256) Mustafe xaaji Nuur UK
257) Axmed Ismaaciil Cumar UK
258) Carab Guuleed UK
259) Macamuud Cali UK
260) Maxamed Aadan Xasan


D) Dalalka Khaliijka

1) Abdi Yonis Xaad
2) Ali Muse Xaaji Yousuf
3) Axmed Xussein Ismaciil
4) Khadar Digaale Saciid
5) Aden Sulub Ciise
6) Saleebaan Yousuf Maxamed
7) Cabdillahi Xali Yaxeen
8) Faisal Jibriil Saleebaan
7) Maxamed Kenadiid
8) Saciid Yousuf Hurre
9) Faysal Maxamed Caydiid
10) Xussein Aw-Maxamoud Yousuf
11) Xassn Aw-Ismaciil
12) Cabdihadi Jamac Cilmi
13) Ismaciil Cabdi Bacad
14) Dayr Axmed Oday
15) Cabdi Xirsi
16) Axmed Geelle
17) Dayib Xussein Ismaciil
18) Abshir Cabdillahi Xassan
19) Saciid Cabdi Xussein
20) Axmed Yousuf Jamac
21) Xassan Faarax Caalin
22) Cabdi Maxamed Aden
24) Cabdi Maxamoud Digaale
25) Dayib Cismaan
26) Waliid Taanishle
27) Maxamed Yousuf Cabdi
28) Maxamoud Jamac Gadhyare
29) Saciid Yasiin Samater
30) Axmed Maxamed Cisman
31) Cabdillahi Cabdi Cadaani
32) Axmed Muxumed Ducaale
33) Ismaciil Baruud
34) Axmed Gaas Cali-Xayd
35) Ahmed Cabdiraxman Cumar-Xaashi
36) Abdirazaqa Axmed Hurre
37) Khadar Barre Axmed
38) Ahmed Ibrahim Hassan
39) Adam Abdi Farah ( Mandeeq)
40) Muse Ahmed Jama
41) Koos Maxamed Hayaan
42) AHMED OMER ABDILLAHI [GURAY DALOLDHO]
43) ISMAIL MUSE JAMA [DANIYEH]
44) AHMED OMER GARAACTO
45) -MOHAMED ABDI BIKEE
46) YASSEIN XASAN XARUURI
47) MAHAMED ABDI SARHAYE
48) SAEED MUSE ILDAB
49) MOHAMED ABDI BIIRSHE
50) DAUD JAMAC COOMEY
51) Fuad Carab Dheere
52) Cumar Gahayr
53) Hassan Ali Giireh
54) Ibrahim Muse Diini
55) Mohamoud Hussein Ismail
56) Maxamed Xirsi
57) Rashid Cabdi Garaw
58) Cabdillahi Mahdi Ibrahim
59) Ahmed Carab Xassan
60) Ibrahim Macallin Maxamed
61) Maxamed Xassan Gaxnoug
62) Rashid Xaji Cabdi
63) Ahmed Mohumed Duale
64) Ahmed Mamed Dualeh
65) Cabdi Muxumed
66) Rashid Ahmed Ali
67) Cabdi Balayax
68) Ahmed Cabdallah Cige
69) Jiciir Xaaji Xussein
70) Hussein Ahmed-yasiin Cumar Xaashi
71) Mustafe Shiine
72) Ahmed Abdi Hussein

Archives

Archived articles dated before November 2007

2007

2006

2005

2004

2003