Madaxweyne Siilaanyo oo Shahaadooyin Guddoon Siiyay Arday ka Aflaxday Jaamacadda Timo-cadde

Waxgaradka Iyo Bulshadda Gabiley oo Soo Dhaweyn Diiran ku Qaabiley Madaxweyne Siilaanyo Hargeysa(Somaliland.Org):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta shahaadooyinkoodii gudoon siiyay dufcaddii 4-aad ee ka aflaxday jaamacadda Timo-cadde ee magaaladda Gabiley. Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxa kala qeyb galay xafladda qalin-jabinta Jaamacadda Timo-cadde oo lagu qabtay xarunteeda magaaladda Gabiley, waxa kala […]

Somaliland Iyo Masar Oo Is Waydaarsanaya Xafiisyo Dublamaasiyadeed

Hargeysa(Somaliland.Org):- Dawladaha Somaliland iyo Masar, ayaa isku af-gartay soo celinta xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee ka dhaxayn jiray, isla markaana wada jir u fallan-qeeyay ka wada shaqaynta waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga. Weftigii Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shirre oo socdaal shaqo ku tagay Masar, ka dib markii uu marti-qaad rasmi ah ka helay […]

Madaxweynaha Somaliland oo kulan La yeeshay Wefti ka socday Ingiriiska

Hargaysa (Somaliland.Org): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula yeeshay wakiilka dawladda Britain u qaabilsan Somaliland iyo Harriet Matews iyo wefti uu hogaaminayo oo booqasho ku yimid dalka. Kulankaasi ayaa la sheegay in madaxweyne Siilaanyo iyo weftiga ka socday Ingiriiska in ay kaga wada hadleen arrimo ku saabsan doorashooyinka, diiwaangelinta […]

Somaliland: Xukuumadda oo Go’aan ka soo saartay Suxufiyiinta Ajaanibka ah

Hargeysa(Somaliland.Org):- Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland,ayaa go’aamo ka soo saartay socdaalada weriyeyaasha ajaanibka ahi ay ku imanayaan Somaliland. Go’aamadaas oo la xidhiidha hawlaha shaqo ee weriyeyaasha ajaanibka ahi ay dalka u imanayaan iyo meelaha ay doonayaan in ay war u tagaan iyo guud ahaan la socodka hawlaha shaqo ee ay dalka u imanayaanba. Qoraal […]

Madaxweynaha Turkiga oo Deeq u Soo Diray Dalal Somaliland ku Jirto

Bisha Cas ee Turkiga oo 200 oo Neef ku Qalaysa Somaliland Munaasibadda Ciidul Axdaha Ankara(Somaliland.Org):- Madaxweynaha dalka Turkiga Mr. Recep Tayyip Erdogan ayaa deeq la xidhiidha munaasibadda Ciidul-Adxa u soo diray wadammo caalamka ka tirsan oo Somaliland qeyb ka tahay. Deeqdan Madaxweyne Erdogan u soo diray dunnida Muslimka oo la xidhiidha munaasibada Ciidul-Adxa ayaa wadammada […]

Cali Guray oo Madaxweynaha Ku Amaanay Midaynta Bulshadda Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiye Ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID, Mr. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ku amaanay xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo sida uu u mideeyay shacabka Somaliland bari iyo galbeed iyo sida uu wax uga qabtay tabashooyinkii soo jiitamayay ee ay sheegan jireen beelaha goballada bari. Cali Guray oo shalay u waramayay qaar ka mida […]

Dawladda Taiwan oo Agab Ugu Deeqday Jaamacadaha Somaliland

Dubai(Somaliland.Org):-Safaaradda Somaliland ay ku leedahay Imaaraadka Carabta ayaa xafiiskeeda Dubai ku qaabishay Safiirka Dalka Taiwan u fadhiya Imaaraadka Carabta, Mr. Jerry Yang,iyadoo uu qaabiley wakiilka Somaliland ee Imaaraadku, Amb Baashe Cawil Cumar oo ka gudoomay Agab Kumbiyuutaro (Computers) ah oo ay safaaradda Taiwan ugu deeqday Jaamacadaha Qaranka Somaliland ee ka dhisan Gobolada Sool, Sanaag, Saaxil, […]

Somaliland oo ku Eedaysay Soomaaliya Inay Gacan Ku-dhiigle Aas Qaran Ku Muunaysay

Hargeysa(Somaliland.Org)-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay falalka ay Dawladda Soomaaliya ku sii waddo cadaawadda ka dhanka ah Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, ka dib markii ay Dawladda Muqdisho aas qaran u samaysay todobaadkii hore Gacan ku dhiigle General Maxamed Cali Samatar oo lahaa amarkii milatari ee dabo-yaaqadii sideetameeyadii ee Qarnigii ina dhaafay lagu burburiyey Magoolinka isla markaana lagu […]

Wiil ka Tahriibay Somaliland oo Qoomameeyey Nolosha Adag Ee Yurub

Hargeysa-(Somaliland.Org):- “Waan ka murugoodaa wakhtigii iyo dhaqaalahii aan ku bixiyey socdaalkii halista ahaan ee u maray tahriibkaygii qaarada Yurub, maadaama aan wakhtigan ku jiro xero qaxoonti oo ku taalla Austria,” sidaa waxa sheegay Axmed-nuur Cali Maxamed. Warbixin lagu baahiyey shabakada SomalilandPress ayaa lagu bilaabay: “Axmed-nuur oo dukaan ku haysan jiray magaalada Buuhoodle ee gobolka Buuhoodle, […]

“Cali Samatar Jariimaddii uu Galay Way ka Culus Tahay In Lagu Sheego Gacan ku dhiigle Kaliya”

Maamuuska Aaskii Cali Samatar, Wuxuu Caddeeyay Inay Soomaaliya Raali ka Tahay Xasuuqii Loo Geystay Shacabka Somaliland Muqdisho(Somaliland.Org)-Dawladda itaalka daran ee Soomaaliya, ayaa khamiistii la soo dhaafay magaalada Muqdisho aas qaran ugu samaysay gacan ku dhiigle Maxamed Cali Samatar oo 20-kii bishan ku geeriyooday magaaladda Virginia ee dalka Mareykanka.kaasi oo qirtay masuuliyadda xasuuq baahsan oo lagu […]

Wasiir ka Hadlay Ujeedada Socdaal uu ku Maray Gobolka Saraar

Caynaba(Somaliland.Org):- Wasiirka Wasaaradda Dib U Dejinta Somaliland Cali Siciid Raygal,ayaa ka warmay socdaal shaqo oo qaatay maalin iyo habeen oo uu ku soo kormeeray goobaha diiwaan galinta Codbixiyeyaasha ee gobolka Saraar oo galay maalintii afraad. Wasiir Raygao oo socdaalkiisa ay ku wehelinayeen masuuliyiin sar sare oo ka tirsan madaxda gobolka Saraar ayaa sheegay guud ahaan […]

Director general of Inter-peace says Somaliland president ‘deserves an international reward’

??President Silanyo reiterated the elections would be done throughout the country . By: Omar Mohamed Farah Hargeisa-Somaliland.Org)-President of Somaliland Republic, Ahmed Mohamed Mohamud (Silanyo) received a delegation led by the director general of Inter-peace, who his base is in Geneva Switzerland. he paid on working visit to Somaliland on Wednesday by an accompanied a director […]

Delegation of Somaliland MOFA Minister arrives at Cairo

By:PRESS RELEASE: Hargeisa (Somaliland.org) – A delegation led by the Minister of Foreign Affairs & International Cooperation of the Republic of Somaliland Dr. Saad Ali Shire who traveled from the Capital, Hargeisa, has today reached at Cairo City. The Minister heads this delegation to Egypt after upon receiving an official invitation from his counterpart minister […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Agaasimaha Guud Ee Interpeace

Hargeysa(Somaliland.Org)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inuu doonayo inay dalka oo dhan ay ka wada dhacaan doorashooyinka madaxtooyadda iyo Golaha Wakiiladda ee lagu wado inay ka qabsoomaan dalka bisha March 2017-ka. Madaxweynuhu waxa kale oo uu sheegay in toddobaadkan ka soo laabtay socdaal uu ku tagay gobolka Sool oo uu waxgaradka […]

Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo Booqasho ku Tagay Qaahira

Qaahira(Somaliland.org):-Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashig Caalamiga ah JSL Dr. Sacad Cali Shirre iyo wefti uu hogaaminayo oo socdaal shaqo ugu baxay dalk Masar ayaa la sheegay in shalay si weyn loogu soo dhoweeyey caasimada dalkaas ee Qaahira. Wasiirka Arrimaha Debadda JSL oo xubnaha weftigiisa ay ka mid ahaayeen Danjiraha Somliland u qaabilsan Yemen, Danjire Cali […]

Madaxweyne Siilaanyo oo ka dalbaday Caalamka Inay Dhegaystaan Garnaqsiga Somaliland

Hargeysa(Somaliland.Org)Madaxeynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta Huteelka Maansoor kaga qeyb galay Munaasibad lagu soo bandhigay qoraal dalab ah (Petition Letter) ay Saxeexeen hal milyan iyo kow iyo Labaatan kun oo qof (1.021.000) oo muwaadiniin reer Somaliland ahi, kuwaasoo beesha caalamka ka dalbanaya inay aqoonsadaan jiritaanka Somaliland. Qoraalkan garnaqsiga iyo dalabka ah […]

Wasiirka Cusub Ee Duulista Oo Xilkii La Wareegay

Hargaysa (Somaliland.Org): Wasiirka cusub ee dhawaan loo magacaabay wasaaradda duulista iyo hawada Farxaan Aadan Haybe, ayaa maanta xilkii kala wareegay Wasiirkii hore ee wasaaradaasi Cumar Sheekh Maxamed Faarax. Munaasibadii ay labadda Wasiir xilalka kula kala wareegayeen oo lagu qabtay Royal Huteel ee Magaaladda Hargaysa, ayaa waxa ka soo qeyb-galay Wasiirro, xildhibaanno, Salaadiin, Cuqaal ,Aqoonyahano iyo […]

Dadweynaha Hargeysa Oo Soo Dhaweyn Ku Muujiyay Taageeradooda Guulaha Siilaanyo Ee Sool

By: Cumar M. Faarax Madaxweyne Siilaanyo oo Waayo-aragnimadiisa Siyaasadeed ku Kasbaday Quluubta Siyaasiyiinta Iyo Waxgaradka Gobolka Sool Hargeysa(Somaliland.Org):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay galab ku soo laabtay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu soo dhammaystay afar maalmood oo socdaal shaqo ah oo uu ku tagay gobolka Sool oo uu ka soo […]

“Gacan Waxaanu Ku Wadnaa Horumarinta Dalka, Midna Inaanu Dadka Heshiisiino” Wasiirka Madaxtooyadda

Laascaanood (Somaliland.Org) Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda JSL Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay sanadkan lacag todobada Milyan oo horumarin ah galisanyo gobolka Sool. Wasiirka ayaa sidoo kalena baaq u diray qurbajooga reer Sool isaga oo ugu baaqay inay ka qayb qaataan horumarka iyo dhismaha gobolka Sool, Mr. Xaashi ayaa arrimhaasi kaga hadlay khudbad […]

Madaxweynaha Oo Laascaanood ka furay Mashaariic Horurmarineed, qaar kalena Dhagax-dhigay

Burco (Somaliland.Org) Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayay ayaa Sabtidii dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga fulinayo gobolka, kuwo kalena xadhiga ka jiray gudaha magaaladda Laascaanood.Waxa kale oo uu kormeer ku soo maray qaar ka mid ah xafiisyadda laamaha dawladda ee gobolka Sool. Guud ahaan madaxweynuhu mashaariicda uu ka hawlgalay ee isugu jiray dhammaadka iyo […]

Somaliland: Wasiirro Adhi-caddeeye Kala Shaaheeyay Dadweynaha

Adhicadeeye (Somaliland.Org) Wefti uu hor kacayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta gaadhay degmada Adhicadeeyey ee Gobolka Sool. Waftiga Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa ka mid ahaa Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada JSL, Xildhibaano, iyo madax kale oo tiro badan. Waftiga ayaa waxa si wayn loogu soo dhaweeyey deegaanka Adhicadeeye, […]

Guddoomiye ku xigeenka Wakiillada oo ku Booriyay Reer Sool Inay Masiirkooda Cod ku Muujiyaan

Laascaanood (Somaliland.Org)- Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Baashe Maxamad Faarax oo uu wehelinayo wasiirul dawlaha nabadeynta barriga Cabdirashiid Xuseen Carab ayaa dadweynaha reer Sool u soo jeediyay inay qaataan kaadhka diwaangalinta codbixiyeyaasha oo ay sheegeen inuu wax ka tari karo dhinaca masiirka siyaasiga ah ee gobolka. “Aniga iyo Wasiirul dawlaha […]

M Weyne Ku Xigeenka Somaliland Oo La Kulmay Safiir Ku Xigeenka Holland u Fadhiya Kenya

Hargaysa (somaliland.Org): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa shalay xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ka socday dawladda Holland oo uu hogaaminayay safiir ku xigeenka dawladaasi u fadhiya dalka Kenya iyo xubno ka socday hay’adaha caalamiga ah ee Somaliland kala shaqeeya arrimaha cadaaladda. Weftigaasi oo shalay dalka yimid waxa kale oo ka […]