Wasiirro Farriin Dar-daaran Ah U Diray Xubnihii Is-Casilay Golaha Xukuumadda

cadami (3)Hargeysa(Somaliland.Org):- Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, ayaa farriin dardaaran iyo waano ah u diray Xubnihii iska casilay dorraad xilalkii ay hayeen isla markaana sheegay in aanay is caslilaadooda xumaan u arkayn waxna aanay u dhimayn walaalnimadii iyo kal-furnaantoodii hore.Waxaa kale oo ay kula dardaarmeen xubnaha is casilay in aanay dhankooda iyaguna wanaagii ilaawin waxaanay u balan qaadeen in tartanka KULMIYE noqonayo mid xor iyo xalaal ah oo loo siman yahay.

The Dignity and Self-determination of the people of Somaliland HAVE NO PRICE!!

xuseen-dayrThe current state of affairs with regard to Somaliland’s statehood and its quest for recognition has entered a critical phase as the weak government of Somalia, under the leadership of Hassan Sheikh Mohamoud, pushes their agenda to convince the international community about the virtues of their claim on the Republic Somaliland. The beleaguered government of Somalia still clings to an absurd notion that the Republic of Somaliland should rejoin its wayward and unruly neighbour Somalia, which is far from logic thinking.