Madaxweynaha Somaliland Oo si weyn Loogu Soo dhaweeyay Hargeysa

MadaxweynahaHargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, oo maalmahanba ku sugnaa magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera ayaa maanta ku soo laabtay magaalo madaxda Somaliland ee hargeysa oo si weyn loogu soo dhaweeyey madaxweynaha iyadoo dadweynuhu cal;anka Somaliland iyo caleemo qoyan la tubnaayeen jidadka caasimada ilaa inta uuMadaxweynuhu ka gaadhayey qasriga madaxtooyada.

Xildhibaan Shabeel Oo Codkiisa ku Kordhiyay Mudaneyaasha Naqdiyay Guddoomiyaha WADDANI

shabeelHargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha guddi hoosaadka difaaca iyo nabadgelyadda ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/kariim Aw Cali Shabeel, ayaa sheegay in aanay u cuntami Karin shacbiga Somaliland hadalkii dhawaan ka soo yeedhay guddoomiye C/raxmaan Cirro ee uu ku sheegayay in la kala diro Golaha Wakiilada iyo xukuumadda, waxaana uu tilmaamay in dhawaaqaasi ahaa mid waxyeelaya qaranimadda iyo nabadgelyada dalka.