Daawo:Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Oo Kulan La Yeeshay Culimo Awdiinka Iyo Cuqaasha G.Awdal

warnBoorame (Somaliland.Org):- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland MD. Cali Maxamed (Waran cade) oo ay weheliyaan Wasiiro Kale oo ka tirsan Xukuumadda oo maalmihi U dambeeyay ku sugnaa Gobolka Awdal Kulamo Gaar Gaar Ahna La Qaadanayay Madax-dhaqameedka iyo wax-garadka Gobolka Awdal ayaa Maanta waxa uu kulan Kula qaatay Gudaha Magaalada Boorama, Culimo Awdiinka Iyo Cuqaasha Gobolkaasi

“Suldaan Wabar Wuu ka Xog La’ yahay Marxaladihii Dalka”

Kaysar Cabdilaahi111Todobaadyadii la soo dhaafay waxa Dalkeenna aad looga Hadal hayay Suldaan la Sheegay inuu Jabhadayn ka bilaabayo deegaanada Galbeed ee Gobolka Awdal isaga oo Suldaankaasi Hadalo Dhiillo iyo Hanjabaado xambaarsan uu Sidii Wadaadkii Usama Bin Ladin kolba Warbaahinta u soo dirayay, waxaana dad badan oo Dalka gudihisa iyo debadiisaba ku nool la Yaab ku noqday in nin Derajo Suldaan sitaa oo waliba ka soo jeeda Gobal ka mid ah Gobolada ugu Xadaarada, Horumarka iyo Aqoonta badani uu Qarnigan 21aad u hanqal taago inuu yidhaa Jabhad ayaan Samaynayaa, dagaalana waan gelayaa, inaga oo ogsoon in Qarnigani aanuu ahayn Qarnigii Jabhadaha, Dunidnuna ay si wada jir ah uga soo horjeedo Jabhadayn iyo wixii ku lug leh.

“wax guusha Somaliland iyo guul daradaba dhaliila Mucaaridka ayaa Jira” Jamiila Abdi

jamHargeysa Somaliland.Org)- (HAMBALYO MADAXWAYNE )!! WQ: Kamiila Abdi
Dhamaan umada muslimka ah oo dhan waxaan idin ku salaamayaa salaanta islaamka salaam ka dib waxaaan hambalyo u dirayaa madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland oo guulo wax ku ool ah ka soo hooyay wada hadalada jamuuriyada Somaliland iyo dowlada fadaraalka somaliya u socday ee ay marti galisay dawlada jabuuti, madaxwaynaha jamuriyada Somaliland