Milicsiga Tafaasiisha Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ee Shirweynihii 3-aad Ee KULMIYE

MUUSE bIIXI 28-kii Bishan Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu khudbad dheer oo macno badan oo siyaasi ah xambaarsan ka hor-jeediyay 1162 ergay oo ka soo xaadiray shirweynaha saddexaad ee xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE oo uu ahaa aasaasihii iyo Guddoomiyihii u horeeyay ee toban sanadood iyo dheeraad hoggaaminayay xisbigaasi illaa dabo-yaaqadii Bishii June 2010-kii.