Tacsi Ku Socota Eheladii Uu Ka Baxay Marxuun Cali Barkhad Dhimbiil Cali-Diig Oo Lagu Aasay Djibouti

Muumin Gadiid Cumar
Xil. Sh. Ibraahim Axmed Liibaan
Abokor Xasan Caafi
Cabdale Cali Yuusuf
Maxamed Nuur Muuse
Yuusuf Gaylaan
Sul. Muuse Cilmi Sanbuurag
Caaqil Saxane
Bashiir Cawaale
Qaasin Daahir Cilmi
Cali Axmed Liibaan
Bashiir Xaashi Buux
Caaqil Idiris Axmed
Xil. Siciid Muuse Xoosh
Sh. Maxmuud Caateeye
Cismaan Cadar Good

Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabdii uu ka baxay AHUN Marxuun Cali Barkhad Dhimbiil Cali Diig oo ku geeriyood dalka Djibouti.

Waxa ay Maxruunka Eebe u waydiinayaan inuu janadii Fardawsa ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo Iimaan ka siiyo.