HAMBALYO MEHER

1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan
2. wasiir ku xigeenka W/faafinta, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)
3. Wasiir ka W/maaliyada JSL, Cabdicasiis Maxamed Samaale
4. Wasiirka w/Dhalinyarta, Cayaaraha iyo Dalxiiska, Cali Siciid Raygal
5. wasiirka W/kaluumaysiga JSL, Cabdilaahi Jaamac cismaan (Geeljire)
6. Agaasimaha Guud ee W/Kaluumaysiga Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case)
7. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md. Axmed Saleebaan Dhuxul
8. Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL. Gen. Faysal Kaamil Ciise
9. Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne, Md. Cali Axmed Cali
10. Xog-haynta Labaad ee Madaxweynaha Ifraax Aadan Cismaan
11. Xog-hayaha Saddexaad ee Madaxweynaha Md. Maxamed Warsame Xasan
12. Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL, Md. Cali Xuseen Nuur
13. Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi)
14. Agaasimaha Maamulka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
15. La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Amaal Xaaji Axmed Miisaan
16. La Taliyaha Arrimaha Xisbiyada iyo hay’adda, Maxamed Muuse Abees
17. Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Md. Maxamed Xirsi Xasan (Digaale)
18. Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Md. Abshir Xasan Xaashi
19. Agaasimaha Xafiiska Xidhidhka Golayaasha, siyaadda iyo xidhiidka dadweynaha, Md. Bashiir Cabdi Xariir iyo Dhamaan Shaqaalaha Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland.

waxay Hambalyo Meher u dirayaan XASAN CABDI MADAR iyo XAMDA MAXAMED XASAN oo Meherkoodu ka dhacay Maanta oo tariikhdu tahay 18/03/2013 Magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Mansoor.
Waxaanay leeyihiin Noqda kuwii aqal galkoodu soo deg-dego ee ubad khayr-qaba kala hela
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

ALLAA MAHAD LEH