Urur Cusub Oo la yidhaaho GABAX Foundition oo lagaga dhawaaqay Hargeysa

Hargeysa(Somaliland.Org)- Urur Layidhaah Gabax Foundition ayaa Lagag DHawaaqay Magaalada Hargeysa.

ururkan oo ka shaqayn doona Horumarinta Deegaanka Waqooyi ee magaalada Hargaysa.

ururkan oo ay ku dhawaaqeen dhalinyada iyo madaxdhaqameedka iyo haldoorka beelwaynta bahgobo oo dega Galbeedka iyo waqooyiga Magaalada Hargaysa aya ka shaqayn doona Danaha Beelwaynta Bahgobo.
ururkan ayaa waxa dhanka madaxdhaqameedka Gudoomiye ka Aha Md Cabdisalaan Muxumed halka ay dhanka Dhalinyadana ka yahay Md Cabdilaahi Saleeban .

Gabax Foundition ayaa u taagan ururka Horumarinta Degaanka Waqoyi Ee magaalada Hargaysa.
magaca Gabax Oo Dhamaan Ay Garanayaa Halgamayaashii IYo Madaxdii Ururkii Xaqu dirirka SNM ayaa ahaa Mujaahid dalkan u Shihiiday markii lagu jiray jihaadkii lagag soo horjeday taliskii macangaga ahaa ee Siyaad Barre.

Somaliland.Org/Hargeysa