TACSI: MARXUUM-Maxamed WAYRAX DHACAR

Tifaftiraha Guud ee Wargeyska GeeskA Afrika Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo), iyo Xaaskiisa
Guddoomiye Ku xigeenka ahna Tifaftiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax iyo Xaaskiisa,

Naasir Ibraahim Carte Iyo Xaaskiisa,
Axmed Maxamed Faarax iyo Xaaskiisa,
C/Qaadir Xasan Faarax iyo Xaaskiisa,
Khadar Koosaar Muxumed iyo Xaaskiisa,
Cabdilaahi Cismaan Faarax iyo Xaaskiisa,
Faysal Cabdi Yuusuf iyo Xaaskiisa
Eng. Keyse Xasan Fidhin iyo Xaasaskiisa,
Maxamuud Ibraahim Carte,
C/Risaaq Xasan Faarax
Xamse Maxamed Faarax
Maxamuud Xasan Fidhin(Raamaalle)
Siyaad Xuseen Jaamac iyo Xaaskiisa

Dhammaan Dadkaasi waxay Tacsi u dirayaan qoyskii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday

Marxuum-MAXAMED WAYRAX DHACAR

Oo 7/3/2013 ku geeriyooday laguna aasay magaaladda Hargeysa, waxaanay ILAAHAY uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN