Hamblayo: Dhalasho Farxad Leh

Hooyo Nadiifo Ducaale Yacquub iyo Hooyo Xaawo Aadam Siyaad iyo carruurtooda,

Daahir Cabdi Ciise

Cumar Maxamed Faarax iyo ciyaalkiisa

Maxamed Cabdi Ciise iyo Xaaskiisa iyo Ciyaalkiisa

Dalmar Cabdi Ciise iyo Xaakiisa iyo ciyaalkiisa

Cali Cabdi Ciise iyo Xaaskiisa iyo Ciyaalkiisa

Xamse Cabdi Ciise iyo Xaaskiisa iyo Ciyaalkiisa

Faaduma Cabdi Ciise

Saynba Cabdi Ciise

Ikraan Cabdi Ciise iyo Caruurteeda

Aamiin Ibraahim Xirsi iyo Caruurteeda

Habo Basro Ducaale yacquub iyo sayga iyo Caruuteeda

Aadan Bile Faarax

Axamed Xuseen Ciise

Saleeban Xuseen Ciise iyo Dhamaan Reer Ciise Ducaale iyo dhamaan reer Cismaan Taani

Dhamaan Dadkiisa waxay Hambayo u dirayaan

Mustaf Cabdi Ciise iyo Saynba Cismaan Taani oo Salaasdii 19/2/213 Wiil ugu dhashay Cariga Ingariiska, wiilkaasa oo loo bixiyay Sakariye Mustafe Cabdi Ciise

Waxay leeyihiin soo barbar noqon kii anfac Diintiisa iyo Dadkiisa iyo Dalkiisa

Aamiin Aamiin