Ogaysiis: Guul Group

Ma doonaysaa inaad ku ganacsato Somaliland haddii ay “Haa” tahay la xidhiidh Guul Group “GG”
GG waxay kuu suurto hirgelinaysaa fursado maal-gashi oo ku siinaya inaad ku shaqaysato Maal-gashiga shisheeye oo aad gacan saar kula noqotid mashaariicda ay ka fulinayaan Somaliland iyo suuqyo kale oo ku yaala Geeska Afrika oo aad ka heli doontid faa’iidooyin Maal-gashadeyaasha.
Guul Group “GG” waxay la shaqaysay shirkado iyo shakhsiyado kala duwan oo ay la hirgelisay maalgashiga Mashaariic kala duwan oo ku yaala Geeska Afrika oo ay ka saaciday sidii dhaqaalahoodu u kori lahaa.
La xidhiidh Website-ka www.guulgroup.com iyo email: growth@guulgroup.com