Burco: Waalidiinta Ardayda Abaarso Tech oo si kulul uga hadlay dacaayado laga faafiyay dugsigaasi

Burco (Somaliland.Org)- Waalidiinta ardaydoodu wax ka barato dugsiga Abaarso Tech, ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaaladda Burco waxay ku naqdiyeen dacaayado laga faafiyay dugsigaasi.