Xisbiga UCID oo Wakiil U Magacaabay Dalka Turkiga

Hargeysa (Somaliland>org)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta u magacaabay wakiilka xisbigaasi ee dalka Turkiga C/raxmaan C/Qani Ibraahim.

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed Guddoomiyuhu maanta ka soo saaray Hargeysa , waxaanu u dhignaa sidan:-

<img src="http://www.somaliland.org/images/b/2012/12/digreeto-