MEHER WACAN: Guurkiina lagu farax, Gacal iyo sokeeyaba

Hooyo Waris Ibrahim iimaan, Cabdiqaadir Axmed Warsame iyo Xaaskiisa Farxiya Cabdillahish.Muse ( Oslo) , Cabdirahman Axmed Warsame iyo xaaskiisa (Hargeisa) Nimco Ahmed Muhumed

Khadra Axmed Warsame iyo odeygeeda Kayse Mohamed (London), Sahra Axmed Warsame iyo odeygeeda, Axmed digaale iyo caruurteeda ( Hargeisa) Cabdikariim Axmed warsame(Sweden) , Sucaad Axmed Warsame iyo Nimco Axmed warsame ,(Hargeysa), Cabdirisaq Axmed Warsame xaaskiisa

iyo caruurtiisa . Habaryaro Hodan Ibrahim Imaan iyo caruurteeda, (Hargeysa) Habaryaro SiraadIbrahim Imaan iyo caruurteeda(Hargeysa) Habaryaro Xabiiba Maxamed Iman iyo caruurteeda(Hargeysa & Canada)Abtiyo Maxamed Ibrahim Imaan iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa ( Hargeysa)Adeero Cabdilahi

Warsame , caruurtiisa iyo xaaskiisa, adeero Maxmauud Warsame iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa, adeero Siciid Ismail xaaskiisa iyo caruurtiisa, adeero Cali Warsame iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa,

Dhamaan dadkaasi , Waxay hanbalo iyo Bogaadin hawada u marinayaay Meherka Cabdicasiis Yusuf Farah Jihaad iyo Hoodo-siman Axmed Warsame oo meherkoodu ka dhacay Hotel imperial ee magaalada Hargeisa ,Maalintii axadii 16 December, 2012 waxaanay leeyihiin

AAMIIM AAMIIN AAMIIM AAMIIN AAMIIM AAMIIN