Hambalyo Meher: Kamaal C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil (Saylici) iyo Farxiya C/Rashiid Cali Cilmi

Isuduwaha wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyi-gelinta Abokor Xasan Caafi, weriye Cabdalle Cali Yuusuf, Maxamed C/laahi Xuseen (Dabshid), Maxamed Nuur Bili-bili, C/fataax Axmed Maxamuud, Qaasim Daahir Cilmi, Cumar Maxamed Faarax, Aadan Faarax Maxamuud, C/Raxmaan Faarax Maxamuud, Makadoor Faarax Maxamuud,Ilyaas Faarax Maxamuud iyo dadklae oo badan, waxay hambalyo u dirayaan Meherka

Kamaal C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici)
Iyo
Farxiya C/rashiid Cali Cilmi

Oo maanta uu meherkoodu ka dhacay huteelka Rays ee magaalada Boorama.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN