Hambalyo Aroos: Boqorka Cabdiwali Ibraahim Xuseen iyo Boqorada Hodan Maxamed Cismaan

Aabo Maxamed Osman Camir

Hooyo Cadar Xaaji Muxumed Suldaan
Haboon Maxamad Osman Iyo Sawjkeeda Axmed Sugale Nuur Iyo Gadhooda Dhawrsan Axmed Oo Jooga Canada

Cabdifatah Maxamed Osman Oo Jooga Sweden

Cabdilaahi Maxamed Osman Oo Jooga Malaysia

Mukhtaar Maxamed Osman

C/Raxmaan Maxamed Osman

Hibaaq Maxamed Osman

Hooyo Faadumo C/Lahi

Cabdiwahaab Hussein Atteye Iyo Xaaskiisa

Cabdikariim Huseein Atteye Iyo Xaaskiia Samia Jaamac Faarax Iyo Mushtaaq Cabdikariim Hussein

Fadhiya Hussein Atteye

Cabdilahi Hussein Atteye

Khadiira Hussein Atteye

Nura Hussein Atteye

Ayeeyo Faadumo Maxamed Dhider

Aabo Cali Yuusuf Illeeye

Hooyo Caasha Muuse Qaalib

Cabdale Cali Yuusuf iyo Marwadiisa Sucaad Aadan Nuur iyo Gabadhooda Yare e Caaliyah Cabdale

Cabdiqaadir Cali Yuusuf

Cabdicasiis Cali Yuusuf iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Cabdirisaaq Cali Yuusuf

Muna Cali Yuusuf Saygeeda iyo Caruurteeda

Maxamed Cali Yuusuf

Yusuf Cali Yuusuf

dhamaan Reeer Xaaji Muxumed Suldaan oo kala jooga Canada, USA, Ethiopia, Djibouti iyo Somaliland, iyo dhamaan reer Cismaan Camir waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Boqorka Cabdiwali Ibraahim Xuseen iyo Boqorada Hodan Maxamed Cismaan oo aqalgalkoodu ka dhacay maalintii sabtidii ee 22kii bishan magaalada Hargaysa

Isku waara oo noqda kuwii kala hela ubad khayr qaba aamiin aamiin aamiin