Tahniyad Meher Wacan

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Cali Maxamed Waran-Cadde, xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog), Xaaji Cabdi Waraabe, Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray, Qaasim Ismaaciil Xasan, Cabdiqaadir Aaden Carab, Cabdiqaadir Ismaaciil Askar, Muuse Axmed Faralaab, Guuleed Obsi, Deeq, iyo guud ahaan asxaabtu waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan

Mudane C/raxmaan Mujaahid Maxamed Jamac (Talyaani)

iyo

Marwo Naciima Mahdi Maxamud(Buubaa).

Oo Meherkoodu ka dhacay Huteelka Ambasador ee Magaaladda Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda labadii aqal-galkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo..Aamin..Aamin..Aamin