Hanbalyo Meher Farxad Leh

Reer Axmed Digaale, Reer Faarax Digaale,Reer Ciise Digaale, Reer Maxamuud Digaale, Reer xuseen Digaale , Reer Khayre Digaale, Reer Casayr Digaale, waxay dhaleen, waxay sii dhaleen iyo waxay u dhaxeen waxay Hanbalyo u dirayaan Meherka Saalax Xirsi iyo Hodan Axmed Digaale, oo ka dhacay 11.12.12 Huteel Deero ee magaaladda Burco, waxaanay leeyihiin Noqda labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela.

Kayse Axmed Digaale , Xuseen Cabdilaahi Gir-gire, Cismaan Abokor Berberaawi, Cabdi Cali dhegawayne, Siciid Xaaji Axmed Qulunbe, Dayr Maxamed Cilmi, Cawil Cabdilaahi Axmed, Xamse kayse Axmed, Maxamed Maxamuu Maxamed (Maxmed Tiriig), Cabdi Iid Maxamuud Sugule, Sakariye Cabdi Xasan, Muuse aw-Maxamed Caydiid Maxamuud Toohe, Cali Jaamac, Maxamuud Maxamed Warsame, Carafaad Kayse Axmed, Khaalid Kayse Axmed.

Hooyo Maryan Axmed Ducaale, Sahra Axmed Digaale, Farxiya Axmed Digaale, Khadra Axmed Digaale, Sam sam Axmed Digaale, Umalkhayr Kayse Axmed, Cawo Kayse Axmed, Sabaax Kayse Axmed Nasra Faarax Maxamuud.

Dhamaan Dadkaasi Waxay Hanbalyo Meher Farxad leh u dirayaan Saalax Xirsi iyo Hodan Axmed Digaale oo meherkoodu ka dhacay, Huteel Deero ee magaalada Burco..11,12.2012,waxaanay leeyihiin noqda labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela..aamiin..amiin.