Natiijaddii doorashadda Hargeysa oo caawa la Shaaciyay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa caawa ku dhawaaqay natiijadda doorashada deegaanka ee magaaladda Hargeysa.

Komishanka doorashooyinku waxay sidaasi kaga dhawaaqeen caawa xaruntooda magaaladda Hargeysa waxaanay sheegeen inay 230 kun oo qof ka codeeyeen magaaladda Hargeysa, kuwaasi waxaanay axsaabtu u kala heleen 25-ka kursi ee Golaha deegaanka Hargeysa sidan:-

1)- KULMIYE waxa uu helay 7 Kursi
2)-WADDANI, waxa uu helay 4 kursi.
3)-XAQSOOR, waxa uu helay 4 kursi
4)-UCID, waxa uu helay 4 kursi
5)-UMMADDA waxa uu helay 3 kursi.
6)- DALSAN waxa uu helay 2 kursi
7)-RAYS, waxa uu helay 1 kursi.

Magacyadda 25-ka Xildhibaan Golaha Deegaanka Hargeysa ee la doortay

UMMADA

AXMED CALI HEYBE NUUR 3786 cod
KHAALID CABDI CAWAD 2949 cod
MUSRAFE CISMAAN DAAHIR 2861 cod
UCID

MAXAMED AW AADAN WAYRAX 4477 cod
KHADAR IBRAAHIM AXMED MAAX 3454 cod
C/CASIIS MAXAMED XAASHI 3003 cod
MAXAMED AADAN YUUSUF 2266 cod

KULMIYE

HANAD XAASHI AXMED CAYDIID 5474 cod
C/RAXMAAC MAXAMUUD CAYDIID 4455 cod
CISMAAN XASAN FAARAX (WAXAR) 4151cod
ENG. YUUUF WARSAME SICIID 3794 cod
AXMED SIYAAD MAXAMUUD GIIRE 3625
AXMED DAHIR AXMED 3484
CABDI ALI YUUSUF 3265
DALSAN

C/CASIIS AADAN HABANE (SIISTON) 3589
FU’AAAD SAXARDIID CAAABI 2499
XAQSOOR

SALEEBAAN DAAHIR ( DOGOX) 4558
C/LAAHI AW AADAN AW CAWAALE 2899
C/LAAHI SICIID FAARAX 2719
DEEQ DUCAALE CISMAAN 2364

WADANI
MAXAMED WARSAME CAALIN 5315
C/QAADIR YUUSUF 2969
C/LAAHI AADAN CALI YUUSUF 2902
C/LAAHI FAARAX XASAN QOWDHAN 2621
RAYS
KHADAR XUSEEN CALI 1877

Somaliland.Org/Hargeysa