Natiijadda Doorashadda Burco Oo La Shaaciyay iyo magacyadda 21-ka Xildhibaan ee la Doortay

Burco (Somaliland.Org)- Komishanka doorashadda ee degmadda Burco ayaa maanta shaaciyay natiijadda doorashadda Deegaanka ee degmadda Burco.

Komishanku waxay sheegeen in magaaladda Burco ay codkooda ka dhiibteen Dhanyahay 129.271 oo qof.
Waxaanay asxaabta siyaasaddu 21-ka Xildhibaan ee Golaha deegaanka Burco u kala heleen sidan:-

UMMADDA 18,380 3 xildhibaan
Muxumed Xasan Jaamac ( Xoday),
Rashiid Faarax Gacanlaw,
Farxaan Cabdi aw Xirsi

UCID 7542 1 xildhibaan
C/Risaaq Xuseen Faarax Janaale

Kulmiye 42363 7 Xildhibaan
Nuux Maxamed Xuseen,
Ibrahim Jamac Basaale (Gaboobe),
C/Raxmaan Xasan Nuur,
Maxamed Axmed Xasan (Diingool)
Mubaarik Yuusuf Cilmi(Bidhi),
Axmed Cabdi Dhinbiil,
C/Risaaq Muxumed Jamac Aar

RAYS 24577 4 Xildhibaan
Khadar Nuux Siciid,
Siciid Axmed Maxamed Raage,
Maxamed Yuusuf Cabdi,
Max’ed Aadan Cali

DALSAN 2093 Wax xildhibaana Ma helin

WADDANI 29461 5 xildhibaan
Axmed Maxamed Cali,
Maxamuud Axmed Xasan Dhegalaab),
C/Risaaq Xuseen Obsiye,
C/Kariin Maxamuud Cabdilaahi,
Xirsi Jaamac Cabdi

Xaqsoor 4171 1 Xildhibaan
Kayse Cabdi Raage

Somaliland.Org/Hargeysa